Mareykanka oo Turkiga ku cadaadinaya in hub udiro dalka Ukraine..
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maraykanka ayaa si aan rasmi ahayn ula soo qaaday dowladda Turkiga suurtogalnimada haddii ay Ukraine u dirto gantaalaha difaaca hawada ee S-400 ee uu...
Yaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Hirshabeelle?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta doortay Guddoomiye cusub, kadib markii uu Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe uu xilka qaadis ku sameeyay...
Midowga Murashaxiinta iyo Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo kulmay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf oo ay...
Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle oo ka hadlay xilka qaadistii lagu sameeyey.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Gudoomiyihii Guddiga Doorashada Hirshabelle ee Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali guudlaawe Xuseen uu xalay xilka ka qaaday Axmed Xasan Diini ayaa sheegay in uu weli yahay...
Rooble oo war kasoo saaray taalabadii uu qaaday Guudlaawe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu si dhaw ula socdaa juhdina ku bixinayaa dhammaystirka doorashada kuraasta Golaha Shacabka BFS ee wali...
Saddex arrimood oo Turkiga uu ka faa’iiday xasaradda dagaalka ee Ukraine.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo markii uu billowday dagaalka uu Ruushka ku qaaday Ukraine 24-kii bishii February, xaalado badan ayaa kusoo kordhay dunida, waxaana ka mid ah...
Hadal hayn xoogan oo ka dhalatay xaalada caafimaadka Madaxweynaaha Ruushka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Muuqaaladii ugu dambeyay ee Putin ayaa dhaliyay hadal hayn cusub oo ku saabsan caafimaadka madaxweynaha Ruushka ka dib markii la arkay isagoo dhinac u...
Hadal ka soo yeeray Rai’sulwasaaraha UK oo cara xoogan ka dhex abuuray Midowga Yurub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Boris Johnson ayaa lagu dhaleeceeyay inuu barbardhigay halganka dadka reer Ukraine ee dagaalka kula jira duulaanka Ruushka iyo dadka ku nool Britain ee u...
Deni “Hadafkeyga Koowaad waa inaa Villa Somalia ka saaro Farmaajo”
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyadda Puntland ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Saciid Cabdullaahi Deni uu u ordayo xilka madaxtinimada Soomaaliya kuna qeexday “hoggaamiye samata bixin kara...
laamaha Amniga oo gacanta ku dhigay Maandooriye & Dad ka Ganacsanayay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad iyo kuwa Booliska Galbeed ayaa xalay howlgal Wadajir ah waxaa ay ka sameeyeen Xaafado katirsan degmada Dharkenleey ee...




















