25.2 C
Mogadishu

Wararka

Waa tuma xaaska Madaxweynaha Ukraine ee uu “raadinayo Ruushku”?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo markii uu bilowday duullaanka Ruushka uu ku qaaday Ukraine, waxaa si weyn u caan baxay Madaxweyne Volodymyr Zelensky oo si aan horay...

Sababta dib loogu dhigay 11-ka kursi Hir-Shabeelle ee taala Beledweyne.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Hir-Shabeelle ayaa dib u dhigay Doorashada 11 kursi oo uu jadwalkoodu soo gudbiyay 2-dii Maarso 2022...

Safiirka Qatar oo qirtay arrin Soomaaliya ku saabsan oo qarsooneyd

MUQDISHO-AYAAMAHA-Safiirka dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho Xasan Bin Xamza ayaa sheegay in xiriirka adag uu ka dhaxeeya dowladda Qatar iyo Soomaaliya waxana uu...

Maxay kawada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Safiirka Turkiga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka dowladda Turkiga u jooga Magaalada Muqdisho ee Mehmet...

Soomaali ku xirneyd dalka Ukraine oo la siidaayay

MUQDISHO-AYAAMAHA-30 Qof oo Soomaali ah oo ku xirnaa wadanka Ukraine ayaa la siidaayay, sida ay Warbaahinta Dowladda u xaqiijisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Dadkaan la...

Sheekh Shariif oo lacag farabadan ugu deeqay Guddiga Gurmadka Abaaraha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed oo kulan la qaatay guddiga Qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa ka dhegeystay warbixin la xiriirta xaaladda...

Musharrax Daahir Geelle oo cadeeyay mowqifkiisa dib u dhisigta doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa noqday musharrixii ugu horreeyay ee cadeeya mowqifkiisa ku aadan go’aanka Golaha wadatashiga ay dib ugu dhigeen dhameystirka...

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay qaraxii maanta lagu weeraray.

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa war kasoo saaray Qarax maanta lala eegtay kolonyo galbineysay oo geestay khasaaro kala duwan. Hoos ka akhriso: Waxaan Ciidamada Madaxtooyada Puntland...

Doorashada labada Aqal ee Gobolada Waqooyi oo la soo geba-gabeeyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgalinta doorashada labada gole ee gobollada Woqooyi ee {Somaliland} ayaaa maanta soo geba gabeeyay doorashada xildhibaanada golaha shacabka, waxaana uu noqonayaa guddigii ugu...

Deni oo soo bandhigay waxyabaaha uu ka ogyahay heshiiska Shidaalka ee is qabqabsiga dhaliyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Pungland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu sharci darro yahay heshiiska Shidaalka ee Wasiirka Batroolka sheegay in uu la saxiixday...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan