Muqdisho oo maanta lagu soo gabagabeynayo doorashada xildhibaanada G/Waqooyi.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Gobollada Waqooyi-Somaliland ayaa maanta soo gabagabeynaya Doorashada saddexda kursi ee ugu dambeeyay kuraasta saamiga looga siiyay Golaha Shacabka Baarlamaanka...
Doorashada 6 kamid kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Beledweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo ah degaan doorashada labaad ee Hir-Shabeelle ku...
Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Shabeellaha Dhexe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16-aad Ciidanka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey Degaanka Goobaale ee Gobolka Shabeellaha dhexe.
Howlgalka...
Waddooyinka qaar ee Beledweyne oo xiran & saameyn ka dhalatay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa saaka xiran xilli doorshada kuraastii ugu horeeysay ee Golaha Shacabku lagu qabanayo Beledweyne.
Ciidamo farabadan...
XOG Dheeraad ah oo laga helay kulankii Cali Guudlaawe iyo Fahad Yaasiin.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay Madaxtooyada Magaalada Beledweyne waxaa uu kula Lataliyaha Amniga Madaxweyne Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo...
DEG DEG : Rooble oo qaadacay Heshiiska Cusub ee Shidaalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaadacay Heshiis shidaal Cusub oo wasaarada patroolka gashay.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu yiri “Heshiiska la...
Wararkii ugu dambeeyey qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax goordhow ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasoo oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo...
Ra’isul Wasaare Rooble oo goordhaw soo saaray war culus oo ku saabsan doorashada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhaw go’aan culus ka qaatay doorashada Banaadirga oo lagu eedeeyay.
Hoos ka akhriso:
Waxaa cabasho iga soo gaartay qaar...
XASAASI:- Fahad Yaasiin oo maanta tagaya Magaalada Beledweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimihii hore ee hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ahna La-taliyaha amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaajir Daahir ayaa Maanta oo sabti ah ku...
Hay’adda IMF Oo Ku Hanjabtay Inay Joojineyso Bixinta Mushaaraadka Ciidamada Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa shaaca ka qaaday in haddii dib u dhac kale uu ku yimaado doorashada ka socota dalka Soomaaliya ay...