Dad shacab ah oo lagu laayey duqeyn cirka ah oo ka dhacda Shabeellaha Hoose
MUQDISHO-AYAAMAHA-Deegaanka Mubaarak ee hoostega degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa shalay oo jicmo aheyd waxaa ka dhacday duqeyn diyaaradeed oo geystay khasaaro badan...
Kismaayo oo ka billaabaneysa doorashada golaha shacabka iyo Guddiga Doorashooy oo gaarayinka
KISMAAYO-AYAAMAHA-Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal(GHDHF), oo uu hoggaaminaayo guddoomiye ku- xigeenka GHDHF Abukaate Mowliid Mataan Salaad ayaa gaaray magaalada Kismaayo, waxana halkaasi...
Muxuu yahay Khilaafka soo kala dhexgalay Wasiirka Cadaaladda & Guddiga la dagaalanka Musuq maasuqa?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku xigeenka guddiga madaxa bannaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa Dr Xasan Khliif Xasan ayaa bannaanka keenay khilaaf xoogan oo haatan soo kala dhex-galay...
Qiimeynta sugida amniga doorashooyinka oo ka socota Baraawe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidamada Milateriga iyo Booliska Midowga Afrika ee AMISOM ayaa booqday Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Baraawe ee...
Boqor Burhan oo si adag kaga hor yimid sharciga ay wadato madaxtooyada Puntland
GAROWE-AYAAMAHA-Boqor Burhaan Boqor Muuse oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, ayaa si kulul uga hadlay xeerka joojinta gudniinka gabdhaha...
Dhameystirka Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabelle iyo magacyada musharaxiinta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle lagu qabto doorashada labadii kursi ee ugu dambeeysay 8 kursi oo uu Maamulka...
Xukuumadda oo ka jawaabatay Liiskii ay soo gudbiyeen mucaaradka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble xilsaaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga qabo ee Guddiyada Doorashooyinka oo soo bandhigay magacyada xubnaha ay...
Abyi Ahmed iyo Wiliam Ruto oo soo gaaray Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto, ayaa gaarey magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo shirka dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.
Madaxda kala duwan ee...
Dhaq dhaqaaq ka socda Magaalada Kismaayo iyo wararkii u dambeeyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo ka duwan maamul gobolleedyada kale,iyadoo kulankii khamiistii golaha wasiirada ay dalbadeen in deg deg...
Musharaxiin lacago badan laga qaaday kadibna loo diiday in la siiyo Shahaadada tartanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa sii kordhaya cabashada ka imaaneysa qaar kamid ah musharaxiinta dooneysay in ay kamid noqdaan Xildhibaanada golaha shacabka kuwaa oo inta lacago badan laga...