24.6 C
Mogadishu

Wararka

Taliye Xijaar oo shaaciyey inay jiraan ciidamo ka hortagga Akhlaaqdarada Social Media-ha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Janaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in dalka ay kusoo bataan gaar ahaan Baraha Bulshada waxyaabaha aklaaq xumada ah...

Tirada ciidamada Haramcad ee la geeyey Beledweyne.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ciidamada Haramcad oo diyaarad gaar ah ka waaday Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa la dejiyay meelo kamid ah Garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne. Warar...

Wasiir katirsan Koonfur Galbeed oo Xildhibaan loo doortay

BAYDHABO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka sicota doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay Jubbalane. kursiga HOP126 oo...

Khasaaro ka dhashay shil qabsaday dhallinyaro u socotay Xaflad Qalin-Jebin.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka Magaalada Wajaale ee Gobolka Gebilay ee Somaliland, waxaana...

Suuqa weyn ee Bakaaraha oo saakay u xiran kooxda Daacish

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxaa saakay xiran qeybo kamid ah ganacsiyada Suuqa ugu weeyn Soomaaliya ee loo yaqaan Suuqa Bakaaraha, Waxaana sida lashegay loo xiray kadib cadaadis Xoogan...

Hirshabeelle oo qorsheysay qabashada doorashada Lix Kursi

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Hirshabeelle ayaa Maanta oo Talaado ah shaaciyay Qabashada Doorashada Lix kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee...
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Somaliland oo billaabay diiwaangelinta musharixiinta

Guddiga Doorashada Galmudug Oo Qabanaya Doorashada Afar Kursi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee galmudug ayaa shaaciyay Qabashada Doorashada  4 kursi, kuwaasi oo dhawaan magaalada Dhuusamareeb lagu dooran doono. Warqad kasoo baxday Guddiga ayaa...

Mahdi Guuleed saaxiibkiis oo guuldaro culus maanta la kulmay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Doodo culus ayaa ka dhashay habka loo fasiran karo kuraasta golaha shacabka iyadoo fal celinta ugu badan ay tahay in lagu micneeyey in doorashada...

Akhriso Magacyadda Xildhibaanadii maanta lagu doortay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta waxaa ay Xarunta dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ku qabteen doorashada Sagaal...

XASAASI:- Nabad & Nolol oo looga adkaaday Magaalada Muqdisho

MUQDOSHO-AYAAMAHA-Doorashada kuraasta Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacaday magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, waxa ka socda doorashada 12 kursi oo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan