25.2 C
Mogadishu

Wararka

Guudlaawe oo heshiis rasmi ah la saxiixday Nabadoonada iyo waxgaradka Beesha Xawaadle.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo maanta la kulmay Guddi ka socday Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha Xawaadle ayaa heshiis rasmi ah ka gaaray tabashii ay ka...

Koonfur Galbeed oo shaacisay Magacyada 13 Musharax oo kamid ah Golaha Shacabka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Talaado ah soo bandhigay Musharixiinta isu soo sharaxay 13 kii kursi deegaan...

Amar cusub oo la duldhigay Shaqaalaha Ajaanibta Maamulka Jubbaland

KISMAAYO-AYAAMAHA-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku amartay dhamaan Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka howlgalla degaannada Maamulkaas in ay si deg...

Qaramada Midoobay oo qeylo dhaan kasoo saartay xaaladaha sii xumaanaya ee ka taagan Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay (UNOCHA) ayaa sheegay in abaarta sii kordhaysa ay keentay in ilaa 271,000 oo qof ay ka...

Diyaarad sida gargaar kala duwan oo soo gaartay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Diyaarad siday Agab gar gaar oo loogu talagalay dadka ay saameysay abaarta  ka soo dajisay garoonka diyaaraha Aadan-Cadde ee Magaalada...

Guddiga doorashooyinka oo seddex bilood mushaar lasiinin iyo Afhayeenka oo ka hadlay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilli doorashada Golaha shacbaka ay ka socota Soomaaliya ayaa guddiga doorashooyinka ee heer federaal waxaa ay sheegeen inay haysato cabaqad dhaqaale oo ay la...

Khasaaro ka dhashay ciidamo katirsan AMISOM oo qarax lala eegtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sida la sheegay Qarax lagula eegtay Meel aan ka fogeeyn deegaanka Kambooni oo ka tirsan Gobolka...

Safiirka cusub ee Maraykanka oo warqadaha aqoonsiga looga gadoomay goobta loo ekeysiiyay Villa Somalia

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha mudda xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacawday Soomaaliya Mudane Larry...

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Mudda xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu magaalada Addis Ababa...

Madaxweynaha Jubaland oo qaabilay wafti heer caalami ah.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlada Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda Caalamiga...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan