WHO oo ku dhawaaqday in Covid 19 lasoo afjari doono Sanadkaan
NEW YORK-AYAAMAHA-Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay inuu ku rajo weyn yahay in cudurka faafa ee coronavirus laga adkaan doono sannadkan curtay ee...
Somaliland Oo Si Kulul Uga Hadashay Qoraal Ay Baahisay Qaramada Midoobay
HARGAYSA-AYAAMAHA-
Hay’adda Qaramada Midoobay ee Caruurta ee UNICEF ayaa Qoraal ay ku daabacday boggeeda Twitter-ka ku sheegtay in Magaalada Boorama ay tahay Magaalo ku taalla...
Axmed Madoobe Iyo Saciid Deni Oo Maanta Kulamo Gaar Gaar Ah La Yeeshay James...
MUQDISHU-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Maanta kulan la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...
Dowladda Somalia Oo Sheegtay Inuu Socdo Qorshe Lagu Soo Saarayo Lacago Cusub
MUQDISHU-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Cabdiraxmaan Maxamed C/laahi oo maanta ka qeybgalay barnaamij ka baxay SNTV ayaa ka warbixiyay hannaanka lacag bixinta mideysan ee ay wadaagaan...
Imaam Maxamed Xassan oo la aasay & banaanbax cadaalad loogu raadinayo oo dhacaya
COLUMBUS OHIO-AYAAMAHA-Waxaa Magaaladda Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka lagu aasay Allaha u naxariistee ee Imaam, Sheekh Dr. Maxamed Xassan oo la dilay,...
Dagaal Culus Oo Ciidamada Itoobiya Iyo Al-Shabaab Ku Dhexmaray Gobolka Baay
GOBALKA BAAY-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo u...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Magacaabaya Guddi ka kooban 5 Xubnood
MUQDISHU-AYAAMAHA-Shirkii ay Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliyabxalay ayaa waxaa ay kaga hadlay dhacdadii todobaadkaan ka dhacday Gudaha Villa Somalia ee la sheegay in...
Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in uu socdo diyaar garowga Shirka golaha wadatashiga qaran
MUQDISHU-AYAAMAHA-Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu socdo diyaar garowga Shirka golaha wadatashiga qaran ee dhawaan uu ku dhawaaqay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen...
Weerar lagu qaaday saldhigyo ay ku sugan yihiin Ciidamo Kenyan ah.
JUBBADA HOOSE-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka...




















