24.9 C
Mogadishu

Wararka

Laftagareen oo ugu dambeyn aqbalay Shirka uu iclaamiyay Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa mar sii horreysay sheegay inuu ka qaybgaleyn shirka Ra'isal wasaaraha uu ku baaqay ee...

Booliska Malta oo labo ruux u soo xiray geerida Nin Soomaali ah oo dabaq...

VALLETTE-AYAAMAHA-Booliska ayaa baaraya ugu yaraan shan qof oo lala xiriirinayo shil ka dhacay warshad ku taal magaalada Marsa ee dalka Malta oo uu naftiisa...

WHO oo ku dhawaaqday in Covid 19 lasoo afjari doono Sanadkaan

NEW YORK-AYAAMAHA-Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay inuu ku rajo weyn yahay in cudurka faafa ee coronavirus laga adkaan doono sannadkan curtay ee...

Somaliland Oo Si Kulul Uga Hadashay Qoraal Ay Baahisay Qaramada Midoobay

HARGAYSA-AYAAMAHA- Hay’adda Qaramada Midoobay ee Caruurta ee UNICEF ayaa Qoraal ay ku daabacday boggeeda Twitter-ka ku sheegtay in Magaalada Boorama ay tahay Magaalo ku taalla...

Axmed Madoobe Iyo Saciid Deni Oo Maanta Kulamo Gaar Gaar Ah La Yeeshay James...

MUQDISHU-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Maanta kulan la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...

Dowladda Somalia Oo Sheegtay Inuu Socdo Qorshe Lagu Soo Saarayo Lacago Cusub

MUQDISHU-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Cabdiraxmaan Maxamed C/laahi oo maanta ka qeybgalay barnaamij ka baxay SNTV ayaa ka warbixiyay hannaanka lacag bixinta mideysan ee ay wadaagaan...

Imaam Maxamed Xassan oo la aasay & banaanbax cadaalad loogu raadinayo oo dhacaya

COLUMBUS OHIO-AYAAMAHA-Waxaa Magaaladda Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka lagu aasay Allaha u naxariistee ee Imaam, Sheekh Dr. Maxamed Xassan oo la dilay,...

Dagaal Culus Oo Ciidamada Itoobiya Iyo Al-Shabaab Ku Dhexmaray Gobolka Baay

GOBALKA BAAY-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo u...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Magacaabaya Guddi ka kooban 5 Xubnood

MUQDISHU-AYAAMAHA-Shirkii ay Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliyabxalay ayaa waxaa ay kaga hadlay dhacdadii todobaadkaan ka dhacday Gudaha Villa Somalia ee la sheegay in...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan