Wararkii ugu dambeeye ee Dagaalada ka Socda Boosaaso
MOGADISHU-AYAAMAHA-Dagaalka ayaa sida ay wararku inoo xaqiijinayaan socday muddo hal saac ah, balse markii dambe si iskiis ah isga istaagay .
Xaalada magaalada Boosaaso ayaa...
Farmaajo iyo Rooble markale qorsheynaya khilaaf sababi kara dib u dhaca doorasho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaadey Farmaajo iyo ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Rooble ayaa mar kale gorada is-daray, sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonaan karo.
Warbixinada ayaa...
XOG dheeraad ah oo laga helay u jeedka kulankii ka dhan ahaa R/W Rooble...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xarunta Madaxtooyada ee dalka laga maamulo waxaa xalay ku soo dhamaaday shir u dhaxeeyay MW-ne Farmaajo, taliyaasha ciidamada QARANKA, taliyaasha Saldhigyada Muqdisho, guddoomiyaha gobalka...
Maryan oo aheyd arday jaamacdeed oo u geeriyootay rasaas ay ciidamada dowladda ku fureen.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa saakay Isbitaalka Digfeer ku geeriyootay gabar kuliyadda caafimaadka dhiganeysay sanadkii ugu dambeeyey.
Maryan Maxamed Xersi waxaa ay u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray xabad uu...
Gudoomiye Cirro oo beeniyey warqad dhawaan kasoo baxday Villa Somalia.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay...
Wasiirka gaashaandhigga oo amray in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo Taliyaha Ciidanka Badda.
MUQDDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka gaashaandhigga soomaaliya ayaa ku amaray taliyaha ciidanka xooga dalka inuu baaris ku sameeyo eedeentii uu usoo jeediyay Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya Cabdixamiid Maxamed...
Baarakac xoogan oo ka socda Boosaaso iyo Wararkii u dambeeyey xaalada Magaalada.
BOOSAASO-AYAAMAHA-Waxaa weli laga maqlayaa qeybo kamid ah Magaalada Boosaaso rasaas ay is weeydaar sanayaan Ciidamada ammaanka Puntland iyo kuwa Hay’adda PSF, kaas oo siweyn...
Maxay yihiin ciidamda PSF ee maalintii labaad ka dagaalamaya Boosaaso.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sida uu horay noogu sheegay Korneel Cabdiwaaxid Maxamuud Xasan oo ahaan jiray madaxii hore ee ciidammada Daraawiishta Puntland, ciidamadan PSF ayaa ka tirsanaan jiray...
Imaam Masjid & Nabadoon caan ah oo lagu dilay Afgooye
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa gudaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa au ku dileen laba kamid ah Nabaddoonada ugu Caansan degmadaas, iyaga...
Dagaal Maalintii labaad ka socda Boosaaso iyo Wararkii u dambeeyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Boosaaso ee xaruunta ganacsiga Puntland waxay saaka ku waabariistay dhawaqa hubka culus oo ay isu adeegsanayaan ciidamadii shalay dagaalka isaga hor yimid, waxaana...




















