31.9 C
Mogadishu

Wararka

Jeneraal Xuud oo shaaciyey sababta uu Muqdisho u yimid.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) oo ah hoggaamiyaha kacdoonka Jabhadda Hiiraan ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, isagoo ka soo degay diyaarad kasoo qaaday Magaalada...

Xildhibaan Hore ahna Wasiirka Tamarta Xukuumada oo Mar Kale Lagu Doortay Baydhabo

BAYDHABO-AYAAMAHA-Waxaa Goordhow Magaalada Baydhabo ee Xarunta Baay kusoo dhammaatay doorashada kursi ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka oo deegaan doorashadiisu tahay...

Maxay ka wada hadleen Muuse biixi iyo Abiy Axmed Cali ?

ADIS ABABA-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ayaa waxaa uu kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dowladda...

Howlgalo Ciidanka Booliska Xalay Ka Sameeyay Degmooyin Ka Tirsan G/Banaadir

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska ayaa howlgalada intooda badan ka sameeyay waddooyinka laamiga, iyagoona baaritaano kala duwan ku sameeynayey gaadiidka noocyadiisa kala duwan ee istcmaalayay wadada, sidoo...

Doorashada shan kursi oo maanta ka dhacaysa Magaalada Baydhabo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta la filayaa in magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay lagu qabto doorashada 5 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kuraasta doorashadooda...

Maxay Baarlamaanka UK ka yiraahdeen aqoonsiga Somaliland?

Baalamaanka dalka Ingriiska ayaa dood dheer ka yeeshay arrinta aqoonsiga Somaliland. Doodda oo ahayd mid dhinacyo badan ay xildhibaanada iska taageen qadiyada Soomaaliland iyo sida...

Jubbaland oo shaacisay Jadwalka doorashada lix Kursi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo kamid ah 14-kii kursi ee la shaaciyay 13/12/2021. Guddiga ayaa...

Wararkii ugu dambeeyey khasaaro ka dhashay qaraxii Muqdisho iyo Al-Shabaab oo sheegatay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa ka dhacay Muqdisho ayaa ahaa mid khasaaro badan dhaliyay waxaana la xaqiijiyay in 4 Qof ay dhinteen, halka ku dhawaad 10 kalana wey...

Falcelin la yaab leh oo ka dhashay safiirka cusub ee Sacuudiga usoo magacaawday Soomaaliya..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa barteeda Facebook ku baahisay sawirada Wasiir Cabdisaciid Muuse Cali oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomaya safiirka...

Sucuudiga oo Safiirka Cusub usoo magacaawday Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan