27.7 C
Mogadishu

Wararka

Imaam Masjid & Nabadoon caan ah oo lagu dilay Afgooye

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa gudaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa au ku dileen laba kamid ah Nabaddoonada ugu Caansan degmadaas, iyaga...

Dagaal Maalintii labaad ka socda Boosaaso iyo Wararkii u dambeeyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Boosaaso ee xaruunta ganacsiga Puntland waxay saaka ku waabariistay dhawaqa hubka culus oo ay isu adeegsanayaan ciidamadii shalay dagaalka isaga hor yimid, waxaana...
Sii hayaha safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa labo jeer la hadashay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni

Mareykanka oo War ka soo saartay dagaaladii maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mareykanka ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka maanta ka qarxay magaalada Booaaaso ee gobolka bari kaasoo u dhexeeya ciidamada PSF iyo kuwa daraawishta...

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Dagaalkii Ka Dhacay Boosaaso.

BOOSAASO-AYAAMAHA-Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa wararka naga soo gaaraya waxaa uu sheegaya in ugu yaraan 6 qof ay ku dhinteen tiro intaa ka...

Duqa Muqdisho oo ‘la saftay’ Siciid Deni una jawaabay Midowga Musharrixiinta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duwa Caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in waqtigaan lagu jiro xilli siyaasadeed oo ay socdaan howlo doorashooyin ah,...

Diyaaradaha dagaalka ee Isbaheysiga Sacuudiga oo weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha Sanca

MUQDISHO-AYAAMAHA-Diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sacuudiga ayaa fuliyay weeraro xagga cirka ah, taas oo ay ugu yeereen bartilmaameedka millateriga ku sugan garoonka diyaaradaha magaalada Sanca...

Maxaa ka jira in Ciidanka Gorgor ay ka dagaalamayaan Magaalada Boosaaso?

BOOSAASO-AYAAMAHA-Cabdiqani Deera-dile oo ah Duqa Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa Dowladda Federaalka ku eedeeyay dagaalka ka socda magaaladaasi in dowladda Federaalka ay...

Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho iyo khilaaf horleh oo laga cabsi qabo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha  muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa dalka dib ugu...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ka socda Magaalada Boosaaso.

BOOSAASO-AYAAMAHA-Wararka ka imanaya magaalada waxa ay sheegayaan in weli magaalada ay kusii qulqulayaan ciidamada Puntland qeybahooda kala duwan, halka ciidamada PSF-ta ay ku egyihiin...

Milatariga Itoobiya oo ka hadlay sababta keentay in TPLF ay ka baxdo deegaanada Canfarta...

MUQDISHO-AYAAMAHA-War kasoo baxay milatariga Itoobiya ayaa lagu sheegay in xooggaga TPLF lagu qasbay in ay ka baxaan magaalooyinkii ay ka joogeen labada gobol ee...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan