Axmed Madoobe iyo Guddiyada Doorashooyinka oo ka shiray daahfurnaanta Doorashada Kismaayo
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe maanta Madaxtooyada Magaalada Kismaayo ku qaabilay xubno katirsan Guddiga Doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad...
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad dhaxal gal ah ka jeediyey Shirka Turkiga iyo Afrika.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shirweynaha Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha iskaashi...
Sheekh Shariif oo ka hadlay xilka qaadista Xubnii Guddiga Khilaafaadka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ahna Madaxweynihi hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay talaabada uu xilka uga qaaday Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane...
Xasan Sheekh iyo C/kiriin Guuleed oo ka hadlay go’aankii R/wasaare Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ku boggaadiyey dadaallada uu ku xaqiijinayo qabsoomidda...
Rooble oo shaqada ka ceyriyay xubno katirsan Guddiga Xalinta Khilaafadka kuwo kalena magacaabay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilkii ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka kadib markii ay lumiyeen madaxbanaanidii guddinimo iyagoo...
Ruushka oo dalabka cusub hordhigay Isbahaysiga militariga NATO.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ruushka ayaa dalbaday in la xaddido dhaqdhaqaaqa isbahaysiga militariga NATO ee uu Mareykanku horkacayo ay ka wadaan dalalka ku yaalla Bariga Yurub.
Dalabaadyada, oo ay...
Itoobiya oo garab lama filaan ah ka heshay Soomaaliya xili codeyn ka socotay Golaha...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Xuququda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa cod uu qaaday ku anisixiyey abuuritaanka guddi khubaro ah oo caalami ah oo baaritaan ku sameeya tacaddiyada...
Doon siday ‘waxyaabaha maanka dooriya’ oo lagu qabtay xeebta Liido, xili habeen ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenimadii xalay aheyd gacanta ku dhigay doon siday waxyaabaha maanka dooriya, taas oo lagu soo bandhigay xeebta Liido...
Booliska oo markale gacanta ku dhigay Khamri farabadan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidammada Booliska gobalka Nugaal ayaa gacanta ku dhigay khamri fara-badan iyo mid kamid ah Raggii ka ganacsanayay, kaddib howlgallo ay ka sameeyeen caasimadda Puntland...
DEG DEG:- Rooble oo markii ugu horreysay kulan isugu keenay Golaha Wadatashiga Qaranka iyo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka kaas oo diirradda...




















