25.8 C
Mogadishu

Wararka

Wararkii u dambeeyey abaabul dagaal oo aad looga dareemayo Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saacadihii lasoo dhaafay waxaa sii xoogeysanaya hadal heynta ka dhalatay dhaq dhaqaaqyo ciidan oo la dareemayo Muqdisho iyo abaabula dagaal oo ka dhan ah...

Maxay tahay talaabada xigta ee Midowga Musharxiinta, hadii Guddiga Doorashooyinka ay diideen dalabkoodii?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddomiyaha guddiga doorashada Soomaaliya  Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay inay doorashadu soconayso oo aan loo joojinayn baaqa kasoo yeeray midowga musharraxiinta Soomaaliya. Guddoomiye Cirro  ayaa...

Dagaal laga cabsi qabo in “Nato iyo Ruushka” ku dhexmaro dalka Ukraine.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wadamada hodanka ah ee magacooda loo soo gaabiyo G-7 oo shir uga socdo dalka Ingiriiska ayaa Ruushka uga digay in uu dagaal ku soo...

Wasiir ka tirsan xukuumada Rooble oo ciidamada dowladda ku eedeyey arrin halis ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cumar Cali Rooble  oo ah wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa eedeyn culus u jeediyey ciidamada dowladda federaalka ee ka howl-gala gudaha...
Sii hayaha safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa labo jeer la hadashay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni

Maxay tahay farrinta hanjabaada ah ee Mareykanka u diray Saciid Deni?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa walaac xooggan ka muujisay ismari waaga ka dhashay xil ka qaadista lagu sameeyay agaasimihii hay’adda PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano. Sii hayaha safaaradda...

Muxuu yahay ‘u jeedka safarka’ Ra’iisul Wasaare Rooble ee dalka Jabuuti?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xumuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ay u safraan dalka Jabuuti. Ujeedka...
waddada halbowlaha ah ee isku xirta Waldiya iyo Maqale

Ciidamada Itoobiya oo TPLF kala wareegey goobo kale oo mahiim ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay iney dagaal qaraar oo ay TPLF la galeen ay ku qabsadeen waddada halbowlaha ah ee isku xirta Waldiya iyo Maqale. Warkan...

Mahdi Guuleed oo markan u tanaasulay Cabdi Xaashi iyo Rooble oo ku guuleystay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Khilaafkii soo dhaafay soo kala dhex galay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ee ku saabsanaa Arrinta doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka...

Qorshihii soo xulista ergooyinka dooranaya xildhibaannada Golaha Shacabka oo la isla meel dhigay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka ee Gobollada Waqooyi ee laf dhabarka u ah soo xulista ergooyinka...

Muxuu yahay “halka qodob” ee Rooble ka aqbalay Midowga Musharaxiinta?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa aqbalay soo-jeedintii Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ee aheyd in la isugu yimaado shir ku saabsan doorashooyinka dalka. Sida aan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan