28 C
Mogadishu

Wararka

Mareykanka oo ‘lahjad adag’ kula hadlay Farmaajo, taageerana u muujiyey RW Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa ka warbixisay waxyaabihii ay kala hadashay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble...

Wararkii ugu dambeeyay Al-Shabaab oo dagaal kula wareegtay degmada Balcad.

JOWHAR-AYAAMAHA-Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waaberigii hore ee saaka waxaa ay dagaal ku galeen degmada Balcad oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, Muqdishana...

Sheekh Shariif oo war kasoo saaray hadalkii General Odawaa ee ciidamada xoogga dalka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa boggaadiyay hadalkii Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jen Yuusuf Odawaa Raagge ee ahaa in Ciidamada aanay ku milmin arrimaha...

Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay qorshaha ka bixitaanka Soomaaliya.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ay magaalada Muqdisho kula yeelatay guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu...

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Odawaa Yuusuf raage oo amar siiyay ciidamada dowladda.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Waxaa goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Genral Odawaa Yuusuf Raage kaa oo ka hadlay marxaladihii ugu dambeeyay ee...

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa goordhoweyd soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb-galo shirkii Golaha Wada-tashiga Qaranka ee uu kal hore iclaamiyay Ra’iisul...

Maxaa ka jira in xalay Mukhtar Roobow lagala baxay hoygii lagu hayay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xogo Sir-doon oo soo baxaya ayaa sheegaya in hoggaanka hay’adda NISA, ay xalay hoygii uu xabsi-guriga ku ahaa kala baxeen Mukhtaar Roobow oo aan...

Wasiirka Amniga oo sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan Saraakiishii joojiyay banaanbaxa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal uu kusoo daabacay Wasiirka Amniga Soomaaliya bartiisa Facebook ayuu kaga hadlay ciidan is hortaag ku sameeyey dad banaanbax dhigayey maanta gudaha Muqdisho. Wasiirka Amniga...

Wasiirka Amniga oo u Hanjabay Saraakiishii Joojisay Banaan-bixii maanta

MUQDISHU-AYAAMAHA-Wasiirka amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shaaciyay inay soo gaartay Cabasho ah in Ciidanka Booliska ay dhibaato u geysteen mas’uuliyiin iyo dad...

Mukhtar Roobow oo lagala baxay hoygii lagu hayay.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Xogo Sir-doon oo soo baxaya ayaa sheegaya in hoggaanka hay’adda NISA, ay xalay hoygii uu xabsi-guriga ku ahaa kala baxeen Mukhtaar Roobow, kaas oo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan