Musharaxiin lacago badan laga qaaday kadibna loo diiday in la siiyo Shahaadada tartanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa sii kordhaya cabashada ka imaaneysa qaar kamid ah musharaxiinta dooneysay in ay kamid noqdaan Xildhibaanada golaha shacabka kuwaa oo inta lacago badan laga...
Saraakiisha Ciidamada Puntland oo looga yeeray Golaha Wakiilada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Golaha Wakiilada Maamulka Puntland ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe waxaa qaar kamid ah Xildhibaannada ay ka cawdeen inay ishor-istaag kala...
Muxuu yahay u jeedka kulanka Axmed Madoobe iyo Laftagareen ee Kismaayo?
BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta lagu wadaa inuu gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee Jubbaland.
Lafta gareen ayaa lagu wadaa inuu...
Diyaaradii Maraykanka ku faani jiray ee F-35 oo burburtay cilladna lagu arkay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Baraha bulshada ayaa lasoo dhigay muuqaal hadal heyn badan dhaliyay oo u muuqda in laga soo duubay qaabka ay u burburtay diyaarad nooceedu yahay...
Weerar madaafiic ah oo xalay lagu qaaday Magaalada Baydhabo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Koofurgalbeed ayaa la sheegaya in xalay xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar madaafiic ah iyo...
Jubbaland, Puntland & Hir-Shabeelle oo si deg deg ah u bilaabaya doorashada G/Shacabka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay Maamul Goboleedyada, Jubbaland, Puntland, Hir-Shabeellee iyo Jubbaland inay si deg dega ah u bilaabaan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo amar dul dhigay Guddiyada doorashooyinka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga ee Aalada zoomka shir kula yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo...
Maxaad ka ogtahay u jeedka safarka Farmaajo ee Qadar?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...
Prof Jawaari, marka xilka G/Baarlamaanka qasab looga tuuray marna tartanka kursigiisa laga reebay!
Prof Jawaari maalinkii xilka guddoomiyaha Baarlamaanka sida qasabka looga tuuray ayuu hadaljeedintii uu ku tanaasulay wuxuu tusaale ugu soo qaaday qisadii labadii haweenka ahaa...
Baydhabo oo maanta lagu dooranayo kuraas kamid ah Golaha Shacabka.
BAYDHABO-AYAAMAHA-Waxaa maanta lagu wadaa in markale Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu doorto Afar kamid kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Maamulka...




















