29.4 C
Mogadishu

Wararka

Baaritaanka Kiiska Ikraan ee xeer Ilaalinta Maxkamadda oo najiito la’aan kusoo dhammaday.

Xeerilaaliyaha ciidamada qalabka sida Gen Cabdilaahi buule Kameey ayaa waxaa uu kasoo muuqday warbaahinta dowladda isagoo ka hadlaye kiiska sarkaaladan. Gen Buulo kameey ayaa shegay...
Musharax Xildhibaan golaha shacab Yuusuf Geelle Ugaas

Diiwaangelinta Musharrixiinta Golaha Shacabka oo ka bilaabatay Dhuusamareeb

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Galmudug ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay Xaruntooda Magaalada Dhuusamareeb ka bilaabeen diiwaangelinta musharrixiinta u tartamaya...
AASKA CABDICASIIS AFRIKA

Meydka Agaasimihii Radio Muqdisho oo la Aasay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu Aasay Alle ha u naxariistee Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdi Casiis Maxamuud Guuleed (Afrika) oo xalay lagu...
Afrika ayaa qaban jiray barnaamij lagu magacaabo Gungaar oo lagu wareysto xubnaha Al-Shabaab

Cabdicasiis Afrika oo qorsheynayey in caafimaad dibedda ah u wado hooyadiis oo xanuunsan!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika,  Agaasimihii Radio Muqdisho oo xalay lagu dilay qarax is-miidaamin ah ayaa qorsheynayey inuu dhowaan u baxo safar dibedda ah, si...
Canada oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay ka baxaan Itoobiya

Dowlada Canada Oo Ku Amartay Muwaadiniinteeda Inay Deg-Deg Ah Uga Baxaan Itoobiya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowlada Canada ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda ku nool inay si deg-deg ah uga baxaan waddanka Itoobiya. Sida lagu sheegay qoraal rasmi ah oo ay soo...
AL-Shabaab oo weerartay Dhoobleey

Al-shabaab oo weerartay ciidamada Dowladda ee ku sugan Dhoobleey

KISMAAYO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Nabadsigida Jubbaland iyo...
Wasiir hore arrimaha dibbadda

Siyaasi kashifay sababta xilligan kala guurka ah xilka looga qaaday Wasiirkii arrimaha dibbadda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Hore Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo baarlamaankii Hore Soomaaliya ka mid ahaa waxa uu ka hadlay xilka qaadista lagu sameeyey Wasiirkii Arimaha Dibada...
Taariikhda Wasiirka cusub ee Arrimaha dibbadda

Taariikhda Wasiirka cusub ee Arrimaha dibbadda oo ku gadaaman arrimo xasaasi ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdisaciid Muuse Cali Koor waxaa uu ku dhashay magaalada Jowhar sanadkii 1971, waxaa uu hadda ahaa Agaasimaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Cabdisaciid ayaa ka hor...

XOG laga heley heshiiskii dhexmaray Deni iyo Axmed madoobe iyo dib ugu laabashadiisa Kismaayo.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Illo wareedyo lagu kalsoonyahay waxa ay sheegayaan in Axmed Madoobe iyi Saciid Deni ay isla meel dhigeen go’aano la xiriira doorashada Baarlamaanka iyo tan...

DEG DEG: Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xilkii laga qaaday iyo sababta ka dambeysa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS ugu magacaabay Mudane Cabdisaciid...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan