27.9 C
Mogadishu

Wararka

Ciidanka Ahlusuna

DEG DEG:- Ciidamada Ahlusunna oo Maanta la wareegay degaan ku dhow Dhuusamareeb

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Ahlusunna Waljameeca ayaa goordhaweyd la wareegay deegaan hoostega Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug, kadib markii ay halkaas isaga baxeen Ciidankii Galmudug ee...

Jubbaland oo ka jawaabay gaf uu maamulka Luuq u geystay Qoyska Ikraan Tahlil

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay, hadallo xanaf leh oo loogu gafay qoyska dhibanayaasha ay...

Khasaare ka dhashay rasaas ciidanka booliska Boosaaso ay fureen.

GAROWE-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xaruunta Gobolka Bari ayaa waxaa uu sheegayaa in hal qof oo dhallinyaro ah uu ku dhintay mid...

Wararkii u dambeeyey xiisada dagaalka Galmudug iyo Sheekh Shaakir oo ka hadlay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in maamulka Galmudug meeshii uu la dagaallami lahaa Al-Shabaab ay soo...

DEG DEG:- Rooble oo garab lama filan ah siiyey Qoorqoor farriin adagna u diray...

MUQDIAHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan...

Wararkii u dambeeyey Dagaalka Galmudug, Qoorqoor ka dagay Dhuusamareeb.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa uu sheegaya in Ahlusuna ay la wareegeen  degmadaas. Qoraalka kasoo baxay...

Wararkii u dambeeyey Dab xoog leh oo ka kacay Suuqa Degmada Dharkeynley

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dabkaan oo geystay khasaaro hantiyadeed ayaa waxaa uu ka kacay Suuq Boocle oo kuyaal degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir. Dabka ayaa goobjoogayaal sheegeen in uu...

Ra’iisul wasaare Rooble oo galabta dhoolatus siyaasadeed ka sameeyey Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa galabta socod minjo baxsi ah waqti dheer  ku Lugeeyay Xeebta Xalane, Ujeedkaka...

Wararkii u dambeeyey dagaalka u dhexeeya ciidamada Ahlu-Sunna iyo Galmudug.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal u dhaxeeya ciidamada Ahlu-Sunna Waljamaaca iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa maanta ka dhacday degaanka Bohol oo waqooyi ka xiga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka...

Teendhada Afisyooni oo lagu soo gabagabeeyey doorashadii Aqalka Sare ee Somaliland

Waxaa teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey doorashaddii Aqalka Sare Gobolada Waqooyi ee Somaliland waxaana lagu doortay shantii musharax ee u dambeeyey. Senatarada...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan