Kalluumeeysato ku geeriyootay xeebaha Jubada Hoose.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shan qof oo kalluumeeysato ah ayaa ku geeriyooday xeebaha Gobolka Jubada Hoose kaddib markii ay la qallibantay doon ay saarnaayeen oo dabeeylo ku dhufteen.
Wasiirka...
NISA oo soo bandhigtay Sarkaal hub kala soo goostay Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay sarkaal la sheegay inuu ka soo goostay Al-Shabaab kaasoo lagu magacaabo Ciise Cumar...
Qiimaha shidaalka aduunka oo mar kale aad sare u kacay
Qiimaha Shidaalka ayaa sare u kacay ka dib markii madaxda Midowga Yurub ay xalay ku heshiiyeen in Ruushka laga mamnuuco soo dejinta Shidaalka.
Saliida Brent...
Pakistan oo Taliban ka codsatay inay dhexdhexaadiyaan urur ka dagaalama dalkooda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Pakistan ayaa arbacadii u dirtay magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan, wafdi ka kooban 50 xubnood oo ah oday dhaqameedyo kala duwan, si...
Ciidanka Dowladda Oo Howlgal Ka Fuliyay Degmada Buulo-burte
Ciidamada Xoogga dalka ururka 41-aad Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Dagmada Buulo-burte iyo deegaano hoos-yimaado ayaa waxay ku bur buriyeen...
Afar caqabad oo Deni sugaya marka uu ku noqdo Puntland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilligiisii ololaha doorashada wuxuu khilaaf soo kala dhex galay Madaxweyne Deni isaga iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), kaddib markii Deni oo ku sugan...
Xamaas oo rajo ka qabta in xabbad-joojin la gaaro
MUQDIAHO-AYAAMAHA-Sarkaal sare oo Xamaas ka tirsan ayaa sheegay inuu rajeynayo in Israa'iil iyo xooggaga Gaza ay gaaraan xabbad-joojin "maalin ama labo maalin gudahood" xilli...
Digniin laga soo saaray ciidamada Mareykanka ee lagu soo celinayo Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’ada Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa ka digtay in ciidamada Mareykanka ee lagu soo celinayo Soomaaliya ay geystaan duqeymo lagu dhibaateenayo dadka...
Khilaafka iyo kala jabka ee guddiga waqooyiga oo dib u dhac u keeni karta...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo baxaya saansaantii ugu horreysay oo muujinaysa in ay wax kasoo laabanayaan heshiiskii doorashada ee dhawaan lagu saxiixay magaalada Muqdisho, markii la gaaray...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta kuwajahan Dhuusamareeb
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi u hogaaminaayo oo kusugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay oo safarkiisii ugu horreeyay ku tegay...