28.9 C
Mogadishu

Wararka

Kumuu ahaa Janaraal Ceydiid oo 25 sano ka hor geeriyooday?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta 25 sano laga joogaa markii uu dhintay Allaha u naxaristee janaraal Maxamed Faarax Ceydiid oo ka mid ah hogaamiye-kooxeedyadii Soomaaliya door weynna...

Guddiga doorashada Galmudug oo war deg deg u diray Qoorqoor

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa laga codsaday inuu soo gudbiyo Liiska Musharaxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare. Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer Dowlad Goboleed ee Galmudug...

Wiil uu dhalay Qadaafi oo doonaya in uu madaxweyne ka noqdo Libya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saif Al Islam waa wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Libya Mucammar Al Qadaafi, wuxuu sheegay in uu doonayo in midnimada iyo isku duubnaanta...

Baarlamaanka Carabta Oo Ka Hadlay Qaraxii Kismaayo Ee Ciyaartoyda Jubbaland

MUQDISHO-AYAAMAHA-War kasoo baxay baarlamaanka Carabta ayaa si kulul looga hadlay qaraxii Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kaasi...

Taliska Booliska oo ka hadlay musharaxiin loo diiday warqada Dambi la’aanta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrin maalmihii la soo dhaafay taagneed taas oo ku aadaneed in warqada dambi la,aan loo diiday qaar...

Rooble Oo Ka Hadlay liiska Musharaxiinta Aqalka Sare Ee KGS

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee uu soo saaray Madaxweynaha Koonfur Galbeed...

Diiwaan-Gelinta Musharaxiinta Aqalka Sare Ee K/Galbeed Oo Maanta Bilaabaneysa

BAYDHABO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah bilaabaya Diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka. Guddiga...

Ciidamo cusub oo Turkiga usoo tababaray Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Muddo xileedku dhamaaday  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta tababar usoo xiray ciidamo ka tirsan militeriga oo ka qalin jebiyay xerada tababarka cidamada ee...

DEG DEG:-Labo Senetar oo mucaarad ahaa oo laga saaray liiska Musharaxnimada

BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa ku dhawaaqay Liiska xubnaha cusub ee tartamayaasha Aqalka Sare Shan kursi oo kamid ah. Waxaa uu...

Wafdi ka socda Guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka Maamulka Koofur galbeed gaaray Wafdi ka socda guddiga hirgelinta doorashada heer federal, waxaana halkaas ku soo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan