26.1 C
Mogadishu

Wararka

Waddada isku xirta Jabuuti iyo Addis-Ababa ‘oo la xanibay’

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Gobolka Soomaalida Ethiopia Mustafa Muhumed Omer ayaa maanta sheegay in la xanibay waddo muhiim ah iyo qad tareen ganacsi oo halbowle ah, oo...

Diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee doorashada Aqalka Sare oo ka socota Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka socota diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee qabashada doorashada Xildhibaannada Aqalka sare gaar ahaan kuwa...

Gabar sarwaal Jiinis ah ay xiratay darteed loo dilay!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Toddobaadkii la soo dhaafay, 17-jir lagu magacaabo Neha Paswan ayaa la sheegay inay garaaceen xubno ka tirsan qoyskeeda ee ku nool gobolka woqooyiga ee...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo hal arrin darteed u diidan inuu magacaabo guddiga Doorashada.

JOWHAR-AYAAMAHA-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle C/xakiim Luqmaan uu hakiyay Magacaabida Xubnaha Guddiga qabanaya doorashada Aqalka Sare ee HirShabeelle. Ilo ku dhow...

Kulan dhexmaray Cali Guudlaawe Iyo Safiirka Turkiga.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Mehmet Yılmaz. Madaxweyne...

Rooble oo ka hor-yimid guddigii diiday liiskii musharaxiinta Aqalka Sare ee Jubaland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada London ayaa habka fogaan aragga kula Shiray Guddiga xaqiijinta Qoondada haweenka...

Guddiga Hirgellinta Doorashada Koonfur Galbeed oo la wareegay sanaadiiqda cod bixinta doorashada

BAYDHABO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada heer dowlad Goboleed Koonfur Galbeed ayaa maanta kala wareegay Hey'adda IESG (Integrated Electrol Support Group) agab loogu talagaly doorashada oo uu ku...

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Gaaray Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda Guddiga xalinta Khilaafadka doorashooyinka heer Faderaal oo saakay ka ambabaxay Magaalada...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lafilayo inuu billaabo doorashada Aqalka Sare.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar Maalmo qaatay ugu maqnaa Dalka Turkey ayaa Maanta dib ugu  laabtay Magaalada Baydhabo...

Waa kuma Ninka lagu bedelay Kulane jiis?

MUQDISHO-AYAAMAHA-War goordhow soo dhacay ayaa sheegaya in Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin uu magacaabay Madaxa Shaqaalaha Hay'adda NISA, kaasoo todobaadkii hore laga qaaday C/llaahi Kulane. Madaxa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan