Khilaafka iyo kala jabka ee guddiga waqooyiga oo dib u dhac u keeni karta...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo baxaya saansaantii ugu horreysay oo muujinaysa in ay wax kasoo laabanayaan heshiiskii doorashada ee dhawaan lagu saxiixay magaalada Muqdisho, markii la gaaray...
Farmaajo oo ka hadlay guusha Abiy ee doorashada Itoobiya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed guusha uu xisbigiisa ka gaaray doorashooyinkii baarlamanka...
Gabdho Soomaali ah oo markii ugu horraysay xildhibaano loogu doortay Addis Ababa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saxarla Cabdullaahi Bahdoon, wasiiru dowlaha arrimaha Caafimaadka dowladda Federaalka ee waddanka Itoobiya ayaa inta la og yahay noqotay qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah...
Shil dad ku dhintay oo ka dhacay dalka Turkiga.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ku dhawaad 12 qof ayaa ku geeriyooday, 26 kalana waa ku dhaawacmeen, kaddib markii uu gaari bas oo ay la socdeen muhaajiriin u kala...
Taliyaha Ciidanka xooga oo gaaray Buulo-Burde
BELEDWEYE-AYAAMAHA-Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage oo ah taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray dagmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan.
Garoonka diyaaradaha Buulo-Burde waxaa taliyaha kusoo dhaweeyay...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Garbahaarey.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo Jubaland.
Rooble ayaa si diiran loogu soo dhaweeyeen Maamulka...
Al-Shabaab oo ka hadashay qaraxii maanta ee isgoyska Banaadir
MUQDISHO-AYAAMAHA-Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay isgoyska Banaadir, lagula beesgaday kolonyo uu la socday taliyaha qeybta Booliska ee...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqanaya dhammaan deegaanada ay ka dhaceyso doorashooyinka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay inuu safaro ku tagayo dhammaan deegaanada ay ka dhaceyso doorashooyinka, isagoo caddeeyay in Dowlad Goboleedka Jubbaland ay mas’uul ka...
Qaban qaabadii u dambeysay soo dhaweynta RW Rooble oo Garbahaareey ka socota.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo waxaa siweyn looga dareemayaa qaban qaabada soo dhaweynta Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee halkaasi tegaya.
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen...
Wararkii ugu dambeeyey qaraxa lala beegsaday Farxaan Qaroole
MUQDISHO-AYAAMAHAFaah faahino dheeraad ah ayaa laga helaya qarax Is-miidaamin ah oo daqiiqado kahor ka dhacay agagaarka Isgoyska Banaadir ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir...