Khasaaro Dhashay Weerar Lagu Qaaday Ciidamo Kenyan Ah
KISMAAYO-AYAAMAHA-Ciidamo ka tirsan Milateriga iyo kuwa Booliska dowladda Kenya ayaa lagu qaaday weerar xoogan oo ka dhacay deegaan hoostega Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi...
Sawirro:-Xildhibaano Carbeed oo Mucaarad iyo Muxaafid isku feeray (
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal gacan ka hadal ah ayaa waxa uu dhax maray Xildhibaano katirsan Baarlamaanka dalka Kuwait, Xildhibaanadan gacmaha iskula tagay ayaana kala ahaa kuwa muxaafid...
Xaalada Caafimaad ee Madaxweynihii hore Sudan oo laga deyriyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qareenka Madaxweynihii hore ee dalka Sudan ee xilka laga tuuray Cumar Xasan Al-bashiir ayaa sheegay in xaalad adag ah uu marayo Madaxweynaha maadama lagu...
100 Xildhibaan Oo Kamid Ah Barlamaan Uganda oo Laga Helay COVID-19
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Uganda ayaa waxaa ay ku dhawaaqday in Dhismaha Barlamaanka dalkaasi la xiri doono muddo 2 isbuuc ah, kadib, markii uu dalkaasi ka dillaacay...
Ciidanka Haramcad iyo Al-Shabaab Oo Xalay Dagaal Dhexmaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ee Haramcad iyo Al-shabaab ayaa xalay waxaa uu dagaal ku dexmaray deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Magaalada Muqdisho.
Dagaalkaan ayaa waxaa...
Maxay yihiin wareegtooyinka madaxweyne Farmaajo saxiixay ee sharci-darrad lagu tilmaamay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Aqalka Sarre, Cabdi Xaashi ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu uga digay, sharci-darana uga dhigay lix wareegto oo uu saxiixay madaxweynaha waqti...
Sheekh Umal oo ka hadlay sida looga hortaggi karo afduubka Soomaalida.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaalida ayaa si weyn uga hadlay falalkii afduubka ahaa ee dhawaan ka dhacay Nairobi iyo...
Calooshood u shaqeystayaal Ruush ah oo 10 qof ku diley dalka Afrika Dhexe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Calooshood u shaqeystayaal katirsan shirkadda Wagner, ayaa lagu eedeeyey iney ku dileen toban ruux, kuna gubeen konton guryo gaaraya magaalada Haute-Kotto ee gobolka dhaca...
Askar Kenyaan Ah Oo Lagu Dhaawacay Weerar Ay Alshabaab Ka Geysteen Mandheera
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saddex Sarkaal oo ka tisan Boliska dalkaasi ayaa waxaa saakayto lagu dhaawacay weerar ay Alshabaab ku qaadeen gaari ay Ciiddankaasi la socdeen oo marayey...
Golaha wadatashiga qaran oo markale shir ku yeelanaya Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka, oo uu weheliyo Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa la wadaa in ay bilowga todobaadka soo...




















