25.6 C
Mogadishu

Wararka

Deegaanada ay kasoo kala jeedaan iyo Magacyadooda 18-kii Shabaab ee Puntland ku toogatay Gaalkacayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamul Goboleedka Puntland ayaa soo bandhigay magacuada iyo deegaanada ay ka soo jeedaan 18-kii Shabaab ee shalay subax lagu toogtay magaalada Gaalkacayo. Waxey markii hore...

Muxuu yahay qorshaha muranka dhaliyey ee uu wado Erdogan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkiga RecepTayyip Erdogan ayaa dhawaan xarigga ka jaray mashruuc kanaal looga dhisayo magaalada Istanbul si loo yareeyo saxmadda ka dhalatay marinka mashuuqlka badan...

Rooble oo Cali Guudlaawe ka qanciyey tabashadii uu qabay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay kulan khadka taleefoonka ah oo ay la yeeeheen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo uu...

RW Rooble iyo Qoor Qoor oo Isbitaalka ku baaqday dhaawacyada dagaalkii Wisil

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa isbitaalka ku booqday askar iyo rayid...

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay 6 Ruux

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaal degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe waxaa ay ku toogteen lix ruux oo ay sheegeen inay ahaayeen basaasiin...

Dawlada Federaalka oo warsaxaafadeed kasoo saartay dagaalkii maanta ee deegaanka Wisil

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Fedaraalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa weerarkaasi argagixiso, islamarahaantaana tacsi tiiraanyo leh u direysaa ehallada dadkii ku dhintay dagaalka saakay waaberigii...

Maxay kawada hadleen Cabdi Xaashi iyo Axmad Madoobe?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Muqdisho  kulan kuwada yeeshay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Waxey Labada...

Wararkii u dambeeyey Khasaarihii ka dhashay dagaalkii ka dhacay Gobolka Mudug.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaalka degaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug ku dhex-maray Ciidamada dowladda iyo kuwa...

Rakaab si layaab leh uga booday diyaaraddii uu saarnaa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin ayaa ka booday diyaarad ka sii kacaysa garoonka diyaaradaha ee magaalada Los Angeles, ka dib markii uu isku dayay inuu galo qolka diyaaradda...

Sheekh caan ah oo xabsi loogu xukumay arrin la xiriirta COVID-19.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wadaadka mayalka adag ee saameynta badan ku leh dalka Indonesia ayaa lagu xukumay afar sano oo xarig ah, kaddib markii uu qariyay macluumaad ku...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan