Lacagta diiwaangelinta musharaxiinta haweenka oo la dhimay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wadatashiga Qaran ayaa isku raacay in boqolkiiba konton 50% la dhimo khidmada laga qaadayo musharaxiinta haweenka ee u tartamaya labada aqal ee Baarlamaanka...
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay horumarinta ganacsiga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md.Khaliif Cabdi Cumar oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Md.Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta habka foggaan araga ah...
Maxaad ka ogtahay waddamad dumarka loo oggolyahay inay rag badan mar qura guursan karaan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Inta badan dhaqamada iyo diimaha ka jira Afrika ma farayaan in dumarka mar qura ah ay guursan karaan rag badan, balse waxaa jira dalal...
Maxaa looga hadlay Kulankii Gaarka aha ee Golaha wadatashiga Qaran iyo Wakiilo QM?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee Shirka uga socdo Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqd8sho ayaa qaabilay wakiillo ka socday haweenka Soomaaliyeed oo ay horkaceysay Wasiirka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta Gobolka Gedo
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta Gedo kuwaas oo ka kooban afar xubnood oo heer Wasiir kana socda afarta...
DEG DEG:- Golaha wadatashiga Qaran oo soo saaray jadwalka doorashadda Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha wadatashi ee Doorashada Soomaaliya, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya iyo go’aamo ay ku gaareen Shirka arrimaha Doorashada uga socday Muqdisho.
JADWALKA DOORASHADDA
1. Tababarka...
Wararkii ugu dambeeyey ee Tigray iyo go’aan kasoo baxay mucaaradka
MUQDISHO-AYÀMAHA-Hoggaamiyayaasha mucaaradka Tigray ayaa wacad ku maray inay “cadowga” ka saari doonaan gobolka, taasi oo muujineysa in dagaalka uu ii socon doono inkasta oo...
madaxweynihii hore Koonfur Afrika oo lagu xukumay 15 bilood oo xabsi ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamada ugu sarreysa dalka South Africa ayaa madaxweynihii hore ee dalkaas Jacob Zuma ku xukuntay 15 bil oo xabsi ah, kaddib markii ay ku...
Dumarka Koonfur Afrika oo loo ogolaaday in halmar ay guursan karaa 4 nin.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dad u badan kuwa ay ku weyn tahay ilaalinta dhaqanka Afrikaannimada ayaa si weyn u dhaliilay qorshe ay taageertay dowladda Koonfur Afrika oo haweenka...
Faarax Macalin Oo Dowladda Somalia Ku Dhaliilay Dib U Soo Celinta Xiriirka Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka dowladda Kenya, kana mid ah siyaasiyiinta Soomaalida ee dalkaasi Faarax Macallin Dawaar oo ka hadlay tillaabadii ay dowladaha Soomaliya...



















