Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wafdi ka socda Hay’adda ICRC
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hayádda laanqayrta cas ee ICRC oo uu hogaaminayo Madaxa Hay’addaas...
khasaaro ka dhashay qarax lala eegtay ciidamo Itoobiyaan ah.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago Remote Control-ka oo dhacay duleedka Magaalada Beledweyne ee...
Al-Shabaab Oo Weeerar Ku Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamada Midowga Afrika.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo xubno ka tirsan Al-shabaab ayaa waxaa uu saqdii dhexe...
Muxuu Yahay Xildhibaanka ku soo baxay doorashadii Somaliland ee la la’yahay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya gudaha magaalada dekedda leh ee Berbera ayaa sheegaya in nolol iyo geeri lagu waayey xildhibaan ku soo baxay doorashadii golaha...
Shiinaha oo digniin u diray Madaxda dalalka G7
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shiinaha ayaa uga digay hoggaamiyeyaasha dalalka dhaqaalahoodu horumaray ee G7 in aanan la joogin xilliggii kooxo yar ay maamuli lahaayeen dunida isla markaana tallaabadaas...
Xog laga heley dad loo qabtay dhalinyaro laga dhoofay Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska booliska Soomaaliya ayaa waxaa ayaa waxaa ay faahfaahin ka bixiyeen howlgal ay ciidamada ammaanka ka sameeyeen magaalada muqdisho, islamarkaana howlgalkaasi ay ku soo...
Maxaa looga hadlay Kulankii RW Rooble, Safiirka Mareykanka iyo Madaxda Galmudug & Hir-Shabeelle?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankaan oo hormuud ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayna ka qeyb galeen safiirka maraykanka Amb, Donald Yamamota, Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug...
Midowga Murashaxiinta oo soo dhaweeyey guddigii xaqiiqo raadinta ee magacaabay R/W Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Murashaxiinta MW Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay guddiga xaqiiqo raadinta ee uu shalay magacaabay RW Rooble, kuwaas oo baari doona qeyla dhaanta waalidiinta Soomaaliyeed...
Joe Biden Oo Ciidamo Maraykanka Ah U Diraya Kenya+Sababta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa ciidamo maraykanka ah u diraya Kenya si ay xoojinayaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Biden ayaa ogolaaday in ciidamo gaar...
Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo si rasmi ah dib ugu billaabatay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa si rasmi ah dib ugu billaabatay duulimaadyadii Somalia iyo Kenya Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen, kaas oo sabab u ahaa...



















