29.2 C
Mogadishu

Wararka

Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Hir-Shabeelle iyo Safiirka Ingiriiska.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Kate Foster. Kulankaan...

Ujeedka Wafdi Ka Socda Beesha Caalamka Ee Ku Wajahan Dhuusamareeb.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa la filayaa inay gaaraan Magaalada...

Macalinkii Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Shaqada Laga Ceyriyey+Sababta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in shaqada laga ceyriyey macalinkii xulka Qaranka dalka Soomaaliya Cabdiladiif Salef, kaasi xilka tababaranimo haayay wax ka yar...

Rooble oo Isbitaalka ku booqday dhaawacyada qaraxii shalay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee  Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeelloobay qaraxii qarax shalay lala begsaday Dhalnyaradii loo qrayay Ciidannimada ee...

Israel oo mar kale duqaysay Gaza kaddib maalmo xaalku degganaa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Israel ayaa sheegtay inay bilowday duqeymo dhanka cirka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyada Xamaas ee marinka Gaza, ka dib markii buufimoyoyin qarax sameeyaa...

Puntland oo la wareegtay saldhig muhiim u ahaa Al shabaab.

GAROWE-AYAAMAHA-Wararka laga helayo Gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamada difaaca maamul goboleedka Puntland iney la wareegeen saldhigyo ay Al shabaab ka soo abaabuli jireen...

XOG:- Farmaajo iyo Qoor-qoor oo hal arrin isku khilaafsan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa khilaaf xoog leh uu soo kala dhexgalay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, taliyaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo dhinac isku ah iyo...

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Talyaaniga Kala Hadlay Dhibaatada Fatahaadaha

JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi. Kulankaan...

Axmed Madoobe” Waxaan Beesha Caalamka isla garanay in la dedejiyo doorashada”

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa faah faahin ka bixiyau waxyaabihii ay ka wada hadleen Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo Maanta ay...

Erdogan: ‘Macron wuxuu ii sheegay in uusan kasoo horjeedin Islaamka’

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, oo ka qeybgalaya shirka madaxda gaashaanbuurta NATO uga socda magaalada Brussels, ayaa la kulmay madax ay ka mid yihiin,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan