Joe Biden Oo Ciidamo Maraykanka Ah U Diraya Kenya+Sababta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa ciidamo maraykanka ah u diraya Kenya si ay xoojinayaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Biden ayaa ogolaaday in ciidamo gaar...
Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo si rasmi ah dib ugu billaabatay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa si rasmi ah dib ugu billaabatay duulimaadyadii Somalia iyo Kenya Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen, kaas oo sabab u ahaa...
Mid kamid ah Wasiirada Hir-Shabeelle oo “hal sabab” darteed xilkii looga qaaday.
JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa xilkii ka qaaday Wasiir ku Xigeenkii Wasaarada Amniga Maamulka Hir-Shabeelle Xasan Maxamed Cilmi.
Qoraalka kasoo baxay...
Dadka reer Muqdisho oo cadaawad u qaaday Wasiir Dubbe iyo Sababta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa wajahaya naceyb ay hadalladiisa u qaadeen dadka reer Muqdisho, kadib markii dhawr mar uu la soo...
Sacuudiga oo go’aan kale kasoo saaray xajka sanadkan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in Xajka sanadkan loo ogolaan doono kaliya 60,000 oo xujey ah oo ku nool Sacuudiga,...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dib u fureyso safaaradeeda Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay fureyso Safaaradeeda Soomaaliya islamarkaana ay soo celiso xariirkii Diplumaasadeed ee labada dal ee horay u xumaaday.
War...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Saaxibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo uu horkacaayo Wakiilka...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Guddi U Magacaabay Cabashada Waalidiin Carruurtooda Loo Qaaday Eritrea
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiin Soomaaliyeed oo sheegay in aysan war iyo wacaal...
R/wasaare Rooble iyo James Swan oo ka wadahadlay dhameystirka doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya...
Nin ka shekeynaya sida uu uga soo badbaaday nibiri liqay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin kalluumeysato ah oo ku nool dalka Mareykanka ayaa ka sheekeeyay sida uu uga badbaaday nibiri liqay xilli uu ku sugnaa xeebaha gobolka Massachusetts.
Ninkan...



















