Arday lagu afduubtay Nigeria oo lasii daayay
Dowladda dalka Nageria ayaa sheegtay in lasii daayay 14 arday oo ay kooxo hubeysan ka afduubteen bil ka hor Jaamacad ku taallada degaanka Kaduma...
XOG laga helay safarka Ra’iisul Wasaare Rooble Ee Nairobi.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha Dalka Mudane Mohamed Xusein Rooble ayaa safar ku tagi doona magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya si uu wadahadal ula yeesho madaxda...
Kulankii xalay dhexmaray midowga musharraxiinta iyo madaxd M/goboleedyada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa habeenkii xalay aheyd Munaasabad casho sharaf ah Magaalada Muqdisho ugu sameeyay Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka oo maalmihii lasoo dhaafay...
Maxay ka wada-hadleen Guddoomiyaasha Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo Pakistan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan qadka Taleefanka ah la yeeshay dhigiisa dalka Pakistaan Sadiq Sanjrani,...
Sheekh Shariif oo sheegay in Soomaaliya laga badbaadiyay dagaalo sokeeye
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmad oo xalay kulan casho ah ugu sameeyay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho...
Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Hal Arrin Darteed Xilka Looga Qaaday.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Mohamed Jaamac (Cabdi Waayeel).
Wareegto kasoo baxday Xafiiska...
RW Rooble maamullada dalka iyo beesha caalamka oo ka wada hadlay doorashooyinka
Muqdisho-(Ayaamaha)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle, Galmudug iyo Guddoomiyaha Gobolka...
Rooble, Madaxda M/Goboleedyada Iyo Beesha Caalamka Oo Kulan Uga Socda Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Madaxda shanta dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa Maanta kulan gaar ah ku yeeshay Teendhada Afisyooni.
Kulanka...
Heshiis la kala dhex-dhigay Soomaalida & Canfarta oo dagaalamay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalka Itoobiya waxaa lagu soo geba-gebeeyay kulan lagu wada hadashiinayo Canfarta iyo Soomaalida, kulankaas oo diiradda lagu saaray colaadda...
Puntland Oo Daah-Furtay Wejiga Labaad Ee Tallaalka Cudurka COVID-19
GAROOWE-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah degaanada Puntland ka bilaawday wajiga labaad ee tallaalka Cudurka safmareenka ah ee Covid19.
Wasiirka caafimaadka...




















