30.2 C
Mogadishu

Wararka

Soomaaliya maka mid noqon kartaa qilaafka Webiga Niil?

Wasiirka arrimaha dibedda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa beeniyay in Soomaaliya ay qeyb  tahay muranka ka...

Al-Shabaab oo 25 xubnood looga dilay Hiiraan

Ciidanka xoogga Dalka Somaliyeed, qeybta 27aad ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaanka Ceel-bacad oo hoos tagta degmada Buulo-burte waxa ay ku dileen 25 ka...

Maamulka Galmudug Oo Kala Diray Guddigii Dhismaha Golayaasha Degaanka.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay Go’aan ay ku kala dirtay Guddigii farsamada ee dhismaha Golayaasha deegaanada...

Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda oo War soo saaray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda dalka Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay...

Dowladda Masar Oo Ka Hor-Timid Qorshe Biyo Xireen Kale oo Itoobiya Ay Dhisan Doonto.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Masar ayaa waxaa ay si kulul u cambaaraysay hadalkii uu RW Ethiopia, Abiy Ahmed ku sheegay inay in ka badan 100 Biyo-xireeno waa...

Kenya oo ku hanjabay in ay joojin doono duulimaadyada hay’adaha QM ee bani’aadannimo.

NAIROBI-AYAAMAHA-Dowladda Kenya ayaa uga digtay hay’adaha QM, Ururada Caalamiga ah iyo Howlgallada Diblomaasiyadeed inay joojin doonto dhammaan duulimaadyada Soomaaliya. Kenya ayaa duulimaadyada Soomaaliya hakisay muddo...

Dowladda Sacuudiga oo ku adkeysatay mamnuucidda sameecadaha masaajidada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mas'uuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa ku adkeysanaya tallaabo ay ku xaddideen sameecadaha masaajidda oo ahayd in aan laga maqlin meel ka baxsan gudaha masaajidda. Wasaaradda...

Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Oo Warqad U Gudbiyay R/W Rooble.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaashii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo wakiil ka ahaa Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta RW Rooble...

Deni iyo Madoobe oo si weyn ugu careysiiyay Farmaajo (Sababta aqriso)

Warbaahinta gudaha ayaa heshay xog ku aaddan in madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ay diideen ka qeybgalka xaflad casho sharaf ahayd oo uu doonayay in...

Mali oo laga saaray ururka ay ku jiraan dawladaha galbeedka Afrika ee Ekowas

Madaxda wadamada galbeedka Afrika ee ku bahoobay Ururka Ekawos ayaa xubinimadii kala laabtay dalka Mali oo dhawaan uu ka dhacay Afgambi ay hor kacayaan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan