Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo War ka soo saartay Shirka doorashada
MUQDISHO-AYAAMAHA-War-saxaafadeed kasoo baxay kulanka Culimada oo warbaahinta loo Akhriyay ayaa waxaa marka hore lagu soo dhaweeyay Shirka Madaxda u socda ee looga hadlayo dhameystirka...
Warmurtiyeed la filayo in maant laga soo saaro shirka Madaxda Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalinkii Seddexaad ayaa waxaa galay shir u dhexeeyo madaxda dowlad goboleedyada, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, kaas oo looga hadlayo sidii looga...
Madaxweyne Farmaajo ma ka qeybgali doonaa shirka Afisyooni ee Muqdisho?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maalinkii labaad galay shir u dhexeeyo madaxda dowlad goboleedyada, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Ra'iisul Soomaaliya, kaas oo looga hadlayo sidii looga gudbi lahaa...
Jubbaland oo markale mumnuucay xirashada Indha-Shareerka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidammada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa markale adkeeyay joojinta xirashada indhashareerka Arrintaan ayay sheegeen in ay ciidammadu uga goleeyihiin adkeynta amniga maaddaama ay cadowga...
Ciidamada Haramcad oo xalay fuliyey howlgal gaar ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada haramancad ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen xaafadaha iyo duleedka Magaalada Jowhar.
Howlgalka ayaa Ciidamada waxaa ay ku...
Mareykanka oo ku dhawaaqay tallaabo ka dhan ah Itoobiya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mareykanka ayaa xayiraado xooggan ku soo rogaya dalka Itoobiya taas oo la xiriirta colaaddii ka dhacday gobolka Tigray ee weli saameynteeda ay taagan tahay.
Xayiraaddan...
Ciidamo iyo gawaari dagaal oo farabadan oo caawa lagu Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo iyo gawaarida dagaalka ee Gorgor ayaa caawa lagu arkayaa Isgooysyada Soobe iyo korontada ee magaaladda Muqdisho.
Ciidaman oo wata gawaarida dagal ee Beebaha iyo...
Muxuu Yahay Qodobka Ugu Adag Ee Shirka Madaxda Federaalka iyo Maamuladda.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka oo looga hadlayo dhameystirka heshiiskii 17-kii September ayaa Maanta waxaa ay Madaxda uga doodeen qodobada u baahan in xal laga gaaro ee khilaafka...
Xukuumadda Soomaaliya Oo Diyaarisay Qorshaha Sugida Amniga Doorashada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in dowladda Federaalka diyaarisay qorshaha lagu sugayo amniga doorashada dalka ka dhaceysa oo...




















