25.9 C
Mogadishu

Wararka

Deni iyo Madoobe oo si weyn ugu careysiiyay Farmaajo (Sababta aqriso)

Warbaahinta gudaha ayaa heshay xog ku aaddan in madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ay diideen ka qeybgalka xaflad casho sharaf ahayd oo uu doonayay in...

Mali oo laga saaray ururka ay ku jiraan dawladaha galbeedka Afrika ee Ekowas

Madaxda wadamada galbeedka Afrika ee ku bahoobay Ururka Ekawos ayaa xubinimadii kala laabtay dalka Mali oo dhawaan uu ka dhacay Afgambi ay hor kacayaan...

RW Rooble oo digniin siiyay Wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda (Halkan ka aqriso)

Warqad kasoo baxday xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu faray golaha Wasiirada iyo hay’adaha kale ee dowladda in aysan gaari...

Muxuu Yahay Amarka Cusub Ee Ra’iisul Wasaare Rooble Duldhigay Golihiisa Wasiiradda?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray amar cusub oo ku socda dhammaan Wasaaradaha iyo hey’adaha kala duwan ee...

Taliska Boliiska Soomaaliyeed oo sheegay inay u diyaargaroobeen sugidda amaanka doorashooyinka

Taliyaha Ciidanka boliiska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka hadlay qorshaha diyaar garoowga sugida amniga doorashooyinka ka dhacaya dalka. Taliyaha oo...

Deni & Axmed Madoobe oo dib ugu laabanaya degaanadooda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ee Saciid Cabdullaahi Deni & Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa la filayaa inay Maanta dib ugu laabtaan magaalooynka...

Shacabka Somaliland Oo Saaka U Dareeray Goobaha Codbixinta Doorashada

HARGEYSA-AYAAMAHA-Maamulka Somaliland ayaa saaka ka billaabatay doorashadda Xildhibaanada baarlamaanka dhexe iyo Golayaasha Degmooyinka. Dhammaan goobaha cod-bixinta ayaa furmay saacadihii loo qorsheeyey kormeerayaal ayaa jooga dhammaan...

XOG Laga Helay “Liis” Midowga Musharaxiinta Ay U Gudbiyeen Ra’iisul Wasaare Rooble.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ra’iisul wasaare Rooble ay u gudbiyaan liis ay ku qoran yihiin magacyada 20  qof oo xubno...

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka wada Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka xoogga dalka ayaa waxaa ay weli  Gobolka Shabeellaha Dhexe kawadaan howlgal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, kaas oo uu hoggaaminayo taliyaha Ciidanka Xoogga...

Madaxweyne Farmaajo oo qaaday tallaabo keeni karta isku dhac isaga Rooble.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar hoos oo laga helayo Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxwayne Farmaajo uu Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Dubbe ku amray in is bedel degdeg ah...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan