24 C
Mogadishu

Wararka

Dowladda Somalia Oo Beenisay Inay Heshiis La Saxiixaneyso Shirkado Shidaal

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafiyay aadna loo hadal haayay in dowladda Soomaaliya ay heshiis ku saabsan qodista shidaalka la...

XOG Dheeraad Ah Oo Laga Helay Ciidamada Booliska Haramcad Ee La Geeyay Beledweyne.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa saddex diyaaradood oo sida Ciidamo farabadan ka dejisay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan. Diyaaradaha oo siday Ciidamo...

Amar Ka Dhan Ah Ganacsatada Magaalada Boosaaso Oo Lasoo Saaray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ee Dowlad goboleedka Puntland ayaa amar ku bixiyay in la xiro dadka diidan isticmaalka lacagta Shillinka Soomaaliga oo waayadaan...

Faah faahin Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Hiiraan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo saqdii dhexe ee xalay Ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti iyo dagaalyahno hubeysan oo ka...

Shirkada Twitter Oo Gabi Ahaanba Hawada Ka Saartay Cinwaanka Madaxweyne Trump.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkadda Twitter ayaa sheegtay inay hadda si rasmi ah meesha uga saartay cinwaanka Madaxweyne Trump. Barta Twitter ayaa sheegetay in go'aankan ay gaartay ka dib...

Golaha Wasiirada Oo Dib U Celiyey Safiiro Cusub Oo Loo Soo Gudbiyey Inay Saxiixaan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah taariikhduna ay tahay 07 janaayo 2021 kulan ku yeeshay Muqdisho. Golaha wasiiradda ayaa loo gudbiyey...

Faah Faahin Kasoo Baxaysa Weerrar Al-Shabaab Ku Qaadeen Saldhig Ku Yaala K/galbeed.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Maamulka Koonfur Galbeed ku leeyihiin degmada Dinsoor ee gobolka Baay, waxaana halkaasi...

Taliska Ciidanka Asluubta Oo Ka Hadlay Qaraxii Saaka Ka Dhacay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed G/Sare Abdiqani Maxamed Qalaf oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay Qarax,w axaana uu sheegay in lala doonayay Qaraxa in...

Dhaktar bukaanno uu daweeyay u sameeyay arrin lama filaan ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhakhtar u dhashay waddanka Mareykanka oo ku takhasusay daweynta cudurka kansarka ayaa iska cafiyay lacag ku dhow $650,000 oo doolar oo deyn ahaan loogu...

Faah Faahino Kasoo Baxaya Qaraxii Saaka Muqdisho Kadhacay

Muqdisho Aaamaha: Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya in qarax miino oo saakay ciidamo ka tirsan kuwa asluubta soomaaliya lagula eegtay meel u...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan