Wax Ka Ogoow Kulankii Xalay Dhex Maray R/sulwasaare Rooble iyo Siyaasiga CCW.
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah hoggaamiyaha xibiga wadajir ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay...
DFS oo War Kasoo Saartay Weerarkii Diyaaradaha Mareykanka ay Ku Qaadeen Deegaanka Kuunyo Barroow.
Dowladda Soomaaliya ayaa muddo ka dib ka hadashay weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka bilaawgii todobaadkaan ku qaadeen idaacad ku hadasha Afka...
Taariikh Nololeedka Axmed Cabdinuur Wariyihii Caanka Ahaa Ee BBC.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mid ka mid ah wariyeyaashuu rug-caddaaga ahaa ee ugu caansanaa laanta Afsoomaaliya ee BBC-da ayaa ku geeriyooday magaalada London ee waddanka Ingiriiska.
Axmed Cabdinuur, oo...
Janeraal Xuud Oo Ciidama Dowladda U Jeediyey Hanjabaad Cusub.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Janeraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud oo ah Hoggaamiyaha Jabhadda kasoo horjeeda qaabka loo dhisay Maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle, isla markaana Ciidamo farabadan heysta ayaa...
Guddoonka Barlamaanka Hirshabeelle Oo Fariin Cusub U Diray Xildhibaanada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa Maanta kulankii 14-aad kal-fadhigiisa 1-aad ku yeeshay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo kulanka uu shir Guddoomiyey Guddoomiye...
Tanzania Oo Xirtay Haweeney Caawisa Dumarka Ka Baxa Diinta Islaamka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Tanzania ayaa haweeney u dhalatay dalka Australia una ololeysa xuquuqda haweenka, oo lagu magacaabo Zara Kay, su'aalo ka weydiineysa dhalashadeeda.
Benedict Ishabakaki ayaa BBC-da...
Rag Hubeysan Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Weerar Ay Ku Qaadeen
MUQDISHO-AYAAMAHA-21 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay gobolka Ronzur ee dhaca bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo.
Guddoomiyaha gobolkaas ayaa sheegay in weerarka ay...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Oo Gaaray Gobolka Bakool
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay Maanta gaareen degmada Waajid oo ka tirsan gobolka...
Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Mowqifkii DFS Ka Qaadatay Khilaafkii Sacuudiga Iyo Qatar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan Dubbe ayaa sheegay in dowladda Federaalka aad uga fiirsatay mowqifkii ay ka qaadatay khilaafkii soo kala dhex-galay...
Faah Faahin:-Qaraxyo Lagu Burburiyay Ceel Biyood Ku Yaala Bacaadweyne.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saqdii dhexe xalay laga maqlay jugta qaraxyo xoogan oo...




















