25.8 C
Mogadishu

Wararka

Madaxweyne Lafta Gareen oo Safar Deg Deg ah Maanta Kutagaya Xudur.

Baledweyne Ayaamaha: Madaxweynaha dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa lagu wadda in saacadaha soo socda uu safar deg deg ah ugu...

Kuuriyada Waqooyi oo Soo Bandhigtay Gantaalo aan Horay Loo arag.

Baledweyne Ayaamaha: Kuuriyada Woqooyi ayaa soo bandhigtay nooc cusub oo ah gantaalaha ballistic-ka ee badda hoosteeda laga rido, oo ay warbaahinta dowladdu ku tilmaamtay...

Cabsi Laga Qabo ineey Khalalaasooyin Ka Dhacaan Uganda Kadib Doorashooyinka Socda.

Baledweyne Ayaamaha Ololihi doorashada dalka Uganda ayaa waxaa hareeyay rabshado ka dhan murashixiinta mucaaradka iyo taageerayaashooda, iyadoona haatan ay jiraan baqdin ah in ay...

Dood Weyn oo Kataagan Xil Ka Xayuubinta Trump.

Baledweyne Ayaamaha: Xisbiga Jamhuuriga ee madaxweyne Donald Trump ayaa aad ugu kala qeybsamay xil ka qaadistii ay soo jeediyeen aqalka Kongreska ee Mareykanka kadib...

Xoogaga Al-Shabab oo Xalay Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud.

BaledweyneAyaanaha: Dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday deegaanka Ceeldheere ee gobolka Galgaduud. Dadka Deegaanka ayaa sheegay in dagaalka uu mudo saacado ah...

Taliska Booliska Magaalada Boosaaso oo Gacanta Ku Dhigay Burcad Shacabka Dhici Jiray.

BaledweyneAyaamaha: Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa xilliyadi habeenkiika dhaca in dhalinyaro hubeysan ay dhac u geystaan dadka shacabka ah. Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka...

Mustaf Cagjar oo Sheegay in Dowlada Itoobiya Aysan Faragalin Ku Heynin Soomaaliya.

Muqdisho Ayaamaha: Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa ka hadlay farglinta dowladda Itoobiya ee Soomaaliya iyo sida uu isbadalka maamul ee Itoobiya uu...

Wakiilka QM Ee Soomaaliya Oo La Wareegey Doorkii Dhexdhexaadinta Mucaaradka iyo Dowladda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in wakiilka Qaramada Midoobay ee Arimaha Soomaaliya James Swan uu qaatay doorka dhex dhexaadinta hogaamiyaasha Soomaalida ee isku fahmi...

Akhriso Nuxurka Waxyaabihii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland.

Shirka Golaha Xukuumada Jubbaland oo uu maanta Shir gudoominayey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qabsoomey hoolka madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo. Madaxweynaha...

Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo Gadood Kasameeyay Degmada Galinsoor.

Muqdisho Ayaamaha: Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo markale gadooday ayaa isbaaro dhigtay Degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud halkaa oo ay maanta  ku qaadayaan lacago ay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan