24.1 C
Mogadishu

Wararka

Askari lagu dilay Muqdisho

Nabadoon Caan Ahaa Oo Goordhow Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dabley ku hubeysan Bastoolado ayaa goordhow degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen Nabadoon Caan ahaa oo laga yaqaanay gudaha degmadaas. Dadkii ka...

Yuu Ahaa Ninka Hubeysnaa Ee Rasaas La Dhacay Shacab Banaanbax Dhigayay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin Muuqaalkiisa lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya in isagoo hubeysan oo dharcad ah ayaa haween iyo dhalinyaro dhigeysay banaanbax looga soo horjeedo Madaxweyne...

Sharci ma u leeyahay madaxweynaha dib-u-dhigidda wax ka badalidda dastuurka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa 27 bishan ku ekaa dhameystirka hwolaha dib u eegista dastuurka kumeelgaarka ah ee Soomaaliya oo waqtigiisa uu dhacayo. Dastuurkan ayaa waxay ahayd in...

Wasiir Janan Oo Madaxweyne Farmaajo Ugu Baaqay In Uu Iscasilo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Cabdirashiid Janan Wasiirka Aminiga maamulka Jubbaland ayaa si kulu uga hadlay Ciidamo ay dowladda Soomaaliya ku daabushay Gobolka Gedo, kuwaasi oo maalmihii ugu dambeeyay...

Xasan Sheekh Oo Sheegay In Digreetada Madaxweyne Farmaajo Ay Lamid Tahay In La laalay Dastuurka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa goordhow shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa ayaa ku tilmaamay digreetadii Madaxweyne Farmaajo ee wax ka bedelka...

Wariyaasha Dulyar iyo Makaraan oo Xabsiga Baladweyne Laga Sii Daayay.

Waxaa goordhow xabsiga laga sii daayay Weriyaasha kala ah Cabdulqaadir Faarax Dulyar iyo Maxamed Cismaan Makaraan oo xalay iyo saaka lagu kala Xiray saldhiga...

Madaxweyne Farmaajo oo Xeer Madaxweyne ku dib dhigay Ansixinta wax ka beddelka Dastuurka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama...

DEG DEG Ciidanka Booliska oo Xir Xiray Dad Banaanbax Ka Dhigayay Muqdisho. .

Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa maanta kala eryay dad dibad bax ka dhigayay wadada maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho, waxaana banaanbaxa looga soo horjeedo madaxweynaha...

Fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan oo Xalay Ku Geeriyooday Jarmalka..

Waxaa xalay goor dambe dalka jarmalka ku geeriyooday Fanaankii caanka ahaa ee Cabdi Cali Bacalwaan oo isbitaal ku yaala dalkaas ku xanuunsanayay maalmihii la...

Wariye Cabduqaadir Faarax Dulyar oo Xalay Lagu Xiray Baladweyne iyo Xaalka Saaka ee Baladweyne.

Ciidamada Booliska Hirshabeelle ayaa xalay xalay Hoteel uu Baladweyne ka daganaa kala Baxay wariye cabduqaadir Faarax Dulyar oo Kamid ah wariyaasha calanka ah Wariyaha oo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan