Jubbaland Oo Sheegtay In Aysan Waxba Ka Quseyn Go’aankii DFS Xiriirka Ugu Jartay Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Cabdirashiid Janan), ayaa beeniyay in jabhad uu ka abaabulayo xudduudda Kenya iyo Soomaaliya isla markaana aysan waxba ka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Safar Deg Deg Ah Ku Gaaray Gaalkacyo
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca maamulka Galmudug ayaa waxaa duhurnimadii Maanta gaaray Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi...
XOG: Ujeedka Baarlamaanka Hirshabeelle Ay Maanta Muda Xileedka ugu Kordhiyeen Md Cali Guudlaawe.
Kulan ay xildhibaanada baarlamaanka HirShabeelle ay maanta ku yeesheen magaalada Jowhar ayaa cod loogu qaaday in Madaxweyne Cali Guudlaawe loo kordhiyo mudada uu ku...
Wararkii UDambeeyey Dagaal Ka Socda Gudaha Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ayaa laga helayaa dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo xiligaan ka socda degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir,...
Wafdi ka socda dowladda Malawi oo gaaray Magaalada Hargeysa
HARGEYSA-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda Wadanka Malawi, Francis Kasela, ayaa soo gaaray Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.
Garoonka diyaaradaha Cigaal ee...
DEG DEG Dowlada Soomaaliya oo Digniin Adag Kasoo Saartay Jabhad Hubeysan oo Kenya ay...
Dowlada soomaaliya ayaa sheegtay ineey si dhaw ula socoto Jabhad ay dowlada Kenya ka aasaaseyso xadka ay Soomaaliya lawadaagto.
Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in kenya...
Bandow Saaka Lagu Soo Rogay Gaalkacyo iyo Wararkii ugu Danbeeyay+Baaritaano Socda.
Waxaa saakay bandow lagu soo rogay maagalaada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo shalay qeybo ka mida ah ay ka dhaceen qaraxyo khasaare badan...
Meydadka Dadkii Shalay Ku Dhintay Qaraxii Gaalkacyo oo manta la aasayo
Allaha u Naxariistee dadkii shalay ku baa ba,ay qaraxii ka dhacay koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta lagu wadaa in lagu aaso qabuuro ku yaallo...
Xarumo isgaarsiin oo Lagu Bur buriyay Gudaha Dalka Kenya.
Ashabaab ayaa burburiyay xarun isgaarsiineed oo ay shirkadda Safaricom ku lahayd deegaanka Mandhera oo ku yaal xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo Kenya.
Guddoomiye ku xigeenka...
Aqriso Ujeedka Markab Weyn oo uu Mareykanka u soo Diray Soomaaliya.
Dowladda Maraykanka ayaa xeebaha Soomaaliya u soo diraysa Markab nooca dagaalka ah, kaas oo ka qayb-qaadanaya howlgalka daad-guraynta ah ee ciidamada Maraykanka looga saarayo...



















