DEG DEG:- Rasaas Lala Dhacay Dad Banaanbax Dhigaayay iyo Khasaaro Ka Dhashay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa rasaas xoogan ku furay dadweyne badan oo Banaanbax looga horjeeday Madaxweyne Farmaajo ka waday degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.
Dadweyne...
Bannaanbax Ballaaran Oo Maanta La Qorsheynayo In Uu Ka Dhaco Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Talaado ah ayaa la qorsheynayaa in Magaalada Muqdisho ay ka dhacaan Bannaanbaxyo waa weyn, oo ay dhigayaan dadka ku nool caasimadda.
Midowga Musharaxiinta...
Dowladda Soomaaliya Oo Si Rasmi Ah Xiriirka Diblomaasiyadeed Ugu Jartay Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa xiriirka diblomaasiyadeed u jartay Kenya, waxayna Kenya ku eedeysay xadgudubyo joogto ah oo ay ku sameyneyso madax-banaanida iyo qarannimada Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya...
RW Rooble Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Xarunta Maamul Goboleedka Galmuug ee Dhusamareeb, waxaana soo dhaweynta...
Guddigii Loo Xilsaaray Saraakiishii la laayey Oo War Soo Saaray
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Wasiirka Arimaha Guddaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac ( Waayeel) ayaa ka warbixiyey howlgallada ay wadaan Ciidamada Amniga ee lagu baadi goobayo kooxdii ka dambeysay...
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Amar culus Dul Dhigay Ganacsatada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Saalax Cumar Xasan oo warbaahinta u Akhriyay Xeerka uu soo saaray Guddoomiyaha gobolka Banaadir ee ka hortagga dabka ayaa lagu ...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Galabta Ka Ambabaxay Garowe Kuna Sii Jeeda Dhuusamareeb.
GAROOWE-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa galabta ka ambabaxay Garowe, isaga oo ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb, waxaa garoonka diyaaraddaha ka sagootiyay Madaxweynaha Puntland Saciid Deni.
Qaban-qaabadii...
Nin Lagu Eedeeyay in uu Iibin Jiray Hilib Dameer Oo Gacanta Lagu Dhigay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Ammaanka degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay gacanta ku dhigeen Nin lagu eedeeyay in uu suuqa degmadaaasi ku...
Khilaafka Soomaaliya iyo Kenya oo waji kale yeeshay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Urur Goboleedka IGAD ayaa sheegay in 20-ka Bishan Diiseembar uu shir ku qaban doono dalka Djibouti, balse faah-faahin dheeraad ah kama aysan bixin inkastoo...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ku Wajahan Magaalada Dhuusamareeb
GAROOWE-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan magalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa Maanta waxaa la filayaa in uu tago...