25.3 C
Mogadishu

Wararka

Dowladda Soomaaliya Oo Si Rasmi Ah Xiriirka Diblomaasiyadeed Ugu Jartay Kenya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa xiriirka diblomaasiyadeed u jartay Kenya, waxayna Kenya  ku eedeysay xadgudubyo joogto ah oo ay ku sameyneyso madax-banaanida iyo qarannimada Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya...

RW Rooble Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya  Maxamed Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Xarunta Maamul Goboleedka Galmuug ee Dhusamareeb, waxaana soo dhaweynta...

Guddigii Loo Xilsaaray Saraakiishii la laayey Oo War Soo Saaray

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Wasiirka Arimaha Guddaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac ( Waayeel) ayaa ka warbixiyey howlgallada ay wadaan Ciidamada Amniga ee lagu baadi goobayo kooxdii ka dambeysay...

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Amar culus Dul Dhigay Ganacsatada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Saalax Cumar Xasan oo warbaahinta u Akhriyay Xeerka uu soo saaray Guddoomiyaha gobolka Banaadir ee ka hortagga dabka ayaa lagu ...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Galabta Ka Ambabaxay Garowe Kuna Sii Jeeda Dhuusamareeb.

GAROOWE-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa galabta ka ambabaxay Garowe, isaga oo ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb, waxaa garoonka diyaaraddaha ka sagootiyay Madaxweynaha Puntland Saciid Deni. Qaban-qaabadii...

Nin Lagu Eedeeyay in uu Iibin Jiray Hilib Dameer Oo Gacanta Lagu Dhigay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Ammaanka degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay gacanta ku dhigeen Nin lagu eedeeyay in uu suuqa degmadaaasi ku...

Khilaafka Soomaaliya iyo Kenya oo waji kale yeeshay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Urur Goboleedka IGAD ayaa sheegay in 20-ka Bishan Diiseembar uu shir ku qaban doono dalka Djibouti, balse faah-faahin dheeraad ah kama aysan bixin inkastoo...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ku Wajahan Magaalada Dhuusamareeb

GAROOWE-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan magalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa Maanta waxaa la filayaa in  uu tago...

XOG:-Ra’iisul wasaare Rooble Oo Isimada Puntland Uga Dacwooday Siciid Deni.

GAROOWE-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxay sheegayaan in Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Roble uu warbixin ballaaran ka siiyey Isimada iyo salaadiinta Puntland xaaladda...

Hilib Dameer Oo Lagu Arkay Shuuqyada Degmada Buulo Burte iyo Shacab Ka Caraysan oo...

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wararka laga helayo Degmada Buulo burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Degmadaas lagu arkay hilibka dameer oo lagu iibiyo Magaaladas. Suuqayada Kawaanka Magaalada Buulo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan