26.4 C
Mogadishu

Wararka

Xuseen Macallin: “Waxaa socda abaabulka cagajugleyn diimeysan iyo dhiig baneysi siyaasadeed”

Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in maamul cusub ka dhisto Jubaland, kadib markii ay ku eedeysay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe inuu u shaqeeyo dowladda Kenya. Dowladda...

Kenya oo ka jawaabtay go’aankii ay Soomaaliya ku ceyrisay safiirkeeda

Dowladda Kenya ayaa jawaab kooban ka bixisay go’aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ku ceyrisay safiirkii Kenya ee Muqdisho, uguna yareetay midkii Soomaaliya ee Nairobi. Go’aanka...

Ciidamada Kumaandooska Xoogga dalka oo jab wayn u gaystay maleeshiyada argagixisada.

Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka oo Maleeshiyaad Ka tirsan,Al-Ashabaab Ku dilay gobolka Shabeelada hoose, Kadib howlgal qorshaysan oo ay ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska...

C/rasjiid Janan oo shaaca ka qaaday ‘arrin uu ka diiday’ Farmaajo iyo Fahad Yaasiin

Wasiirka amiga dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa markii ugu horreysay faah faahin ka bixiyey kulamo qarsoodi ah oo uu si gaar...
Lix arrimood oo uu James Swan u sheegay Golaha Ammaanka

QM oo war cusub kasoo saartay doorashada Somalia

Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda Somalia iyo doorashooyinka, kadib...

UNHCR: Gurmad Xooggan ayay ubaahanyihiin qaxootiga Itoobiya ee Sudan ku sugan.

Hay’addaha gargaarka ee qaramada midoobe ayaa dalbaday 147 malyuun oo dollar si loo caawiyo qaxootiga itoobiya ee ku sugan dalka Sudan. Filippo Grandi oo ah...

Wasaaradda shaqada XFS oo daah-furtay mashruuc taageeraya Haweenka heysta ganacsiga yar-yar oo uu sameeyay...

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahra Xaaji Xuseen ayaa maanta daah-furtay mashruuc taageeraya Haweenka heysta ganacsiga yar-yar oo...

Wasiirka cusub ee wasaarada Arrimaha Dibbadda oo maanta xilka la wareegay

Munaasabad uu Xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arimaha Dibadda ayaa maanta ka dhacday Xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda ee magaalada Muqdisho. Munaasabadaan ayaa waxaa...

Turkiga oo si kulul u cambaareeyay qaraxii Muqdisho ee lagu laayay dhalinyarada

Dowladda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii xalay ka dhacay maqaayad ku taal wadada aada garoonka diyaaradaha Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen 8...

Faah faahin: Qarax Ismiidaamin dhalinyaro badan ku dhinteen oo caawa ka dhacay Muqdisho

Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin oo caawa ka dhacay maqaayada Gelato Divino ee ku taal wadada aada garoonka diyaaradaha Muqdisho. Wararka ayaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan