Wasaaradda Waxbarashadda oo shaacisay waqtiga qaadista imtixaanka dugsiga Sare.
Hoos ka akhriso.
Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka
Soomaaliya, waxa ay ardayda, waalidiinta, macallimiinta, maamulayaasha iyo dhammaan
bahwadaagta waxbarashada Soomaliyeed halkaan kula wadaagaysaa...
Xaalka Gobolka Gedo oo Faraha Kasii Baxaya iyo Gaadiid Dagaal oo Maanta….
Ilo Xog ogaal ah oo Kusugan gobolka Gedo Ayaa kusoo waramaya in dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ay maanta gaadiid dagaal gaysay gobolkaasi.
Gadiidkan oo...
Taalibaan miyey leedahay awood ay kula dagaalanto Iraan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed uu habeenkii xalay ahaa baahiyay afhayeenka Taliban Zabiullah Mujahid ayuu ku sheegay in is faham-darro ciidamada ah uu dhaliyay dagaalka ka dhacay gobolka...
Qalabkii ay adeegsadeen Maxaabiistii ka baxsatay xabsiga Kenya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saddexda nin ee lagu eedeeyay in ay falal "argagixiso" ka gaysteen gudaha waddanka Kenya ee ka baxsaday xabsiga Kamiti ee sida wayn loo ilaaliyo,...
DEG DEG:- Kusimaha Taliyaha Nabadsugida oo laga dalbaday warbixin dhameystiran oo la xiriirta xariga...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa ka dalbaday Kusimaha Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka inuu soo gudbiyo warbixin dhameystiran oo la xiriirta...
Maxaa Iska Bedelay Mowqifka Itoobiya Ee Ku Aadanaa Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya Dina Mufti oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Addis Ababa ayaa wax laga weeydiiyay booqashadii uu dhowaan halkaas ku...
Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay tartanka afar kursi xilli doorashada walaac weyn laga muujinayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa soo saaray jadwalka doorashada afar kursi oo aqalka hoose ah, sida lagu sheegay warsaxaafadeed guddiga uu...
Faahfaahin kasoo baxaysid shiikh Soomaaliga ah oo meydkiisa laga helay dalka Maraykanka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Alle ha u naxariistee waxaa xalay meydkiisa la helay Sheekh Maxamed Xasan Aadan oo ahaa imaamka masajidka Abuu Hureyra ee magaalada Colombus ee dalka...
Taariikh Nololeedka Axmed Cabdinuur Wariyihii Caanka Ahaa Ee BBC.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mid ka mid ah wariyeyaashuu rug-caddaaga ahaa ee ugu caansanaa laanta Afsoomaaliya ee BBC-da ayaa ku geeriyooday magaalada London ee waddanka Ingiriiska.
Axmed Cabdinuur, oo...
Muxuu yahay u jeedka kulanka Axmed Madoobe iyo Laftagareen ee Kismaayo?
BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta lagu wadaa inuu gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee Jubbaland.
Lafta gareen ayaa lagu wadaa inuu...