Ruushka oo ka hadlay hadal-haynta ku saabsan xaalada caafimaad ee madaxweyne Putin
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ruushka ayaa markii ugu horraysay ka hadashay wararka in muddo ah la isla dhex marayay ee la xiriira xaaladda caafimaad...
Muuse Geele oo war kasoo saaray qorshe la sheegay in guddiga fulin rabay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayey warar sheegaya in Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ay qorsheeynayeen inay fasaxaan Kursiga Hop#086 oo uu kusoo...
Hal arrin oo sababtay in Rooble uu kala diro Guddiyada Doorashooyinka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u kala diray dhammaan Guddiyada Doorashooyinka dadban 2020/22, iyadoo xil-gudashadoodu ku ekeyd doorashada labada...
DEGDEG:- Ra’iisul wasaare Rooble oo kala diray Guddiyada Doorashooyinka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isaga oo uga mahad celinaya dhammaan guddiyada kala duwan ee Doorashooyinka dadban waajib gudashadoodi Qaran, ayaa waxa uu...
Agaasime Ku-Xigeenka Madaxdooyada oo kulan la qaatay shaqaalaha iyo Agaasime Waaxeedyada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasime Ku-Xigeenka Guud ee Madaxdooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo kulan isbarasho ah la qaatay shaqaalaha Madaxtooyada ayaa la wadaagay...
Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Salaada Janaasada ee marxuum Cabdullaahi Shirwac
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble, Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi xaashi Cabdullaahi, Mas’uuliyiin ay kamid yihiin madaxweynihii hore...
Wararkii ugu dambeeyey dad cudurka shuban biyoodka ugu geeriyooday Shabeellaha dhexe
Waxaa laga deyrinayaa xaaladda bini-adanimo dad ku nool Tuulooyin hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo uu ka dilaacay xanuunka shuban biyoodka.
In...
Khasaaro ka dhashay weerar ka dhacay Shabeellaha Hoose
BAYDHABO-AYAMAHA-Al-Shsbaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen Ciidamo katirsan kuwa Millateriga Soomaaliya oo marayay degaano hoostaga Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.
Goobjoogayaal ayaa...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo noqday Masuul ugu shaqada badan dowladda cusub.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahaa musharaxiintii ku guuldareystay qabashada xilka madaxweynaha ee looga adkaaday kadibna loo magacaabay ergeyga gaarka ah ee Bina i'aadinimada soomaaliya...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Cabdullahi Shirwac.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey geerida allaha u naxariistee Marxuum Cabdullahi Maxamed Shirwac oo xubin firfircoon ka...




















