Muuse Biixi oo ka hadlay lacagtii ay u fasaxday dowladda Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland oo madaxda sare ee dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyey Gurmadkii ay u sameeyeen walaalahood Somaliland.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadalkan...
DEG DEG:- Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu arkay gaari ku raran qaraxyo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gaari qarax laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa lagu soo warramayaa inuu soo istaagay afaafka hore ee guriga Ra'iisul wasaaruhu ka daggan yahay gudaha...
QM oo taageertay howlgalka Cusub ee ATMIS Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa taageeray oo soo dhaweeyay dhismaha cusub ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee (ATMIS).
War qoraal ah...
Afar sabab oo keentay in la ceyriyo Francisco Madeira iyo fadeexad lagu helay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaan dhageystay cod labo (2) qeyb ah oo isugeyn afar daqiiqo iyo sodon iyo siddeed ilbiriqsi ah (4:38) oo Francisco Madeira, laga soo duubay!...
Madaxweyne Farmaajo oo ka horyimid go’aankii dalka looga saaray Wakiilka Midowga Afrika
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu bogaadinayaa dawrka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika iyo qeybta libaax ee ay ka soo qaateen dowlad dhisidda...
DEG DEG:- RW Rooble oo Amray Wakiilka Midowga Afrika in 48 Saac uga baxo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’isul Wasaare Rooble oo soo saaray warsaxaafadeed uu ugu aqooonsaday Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka...
Akhriso:-Qaraxyada iyo dilalka ay Al-Shabaab ka aamuseen ama iska fogeeyeen.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Alshabaab ayaa marar badan sheegtay weerarro ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gudaha Soomaaliya iyo dalalka deriska la ahba, balse waxaa...
Maxay tahay Shaqada laanta Sirdoonka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shaqada laanta Sirdoonka waa in ay aruuriyaan macluumaad xasaasi ah oo ku saabsan arrimaha keeni kara khatarta amni, si wax looga qabto ka hor...
Wasiir Beyle oo Jaamacadda Carabta kala hadlay Arrimaha deyn Cafinta Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAH-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ku sugan Magaalada Jeddag ee wadanka Sacuudi Carabiya ayaa la kulmay Agaasimaha guud ee Sanduuqa Dhaqaalaha...
Shahaado siinta Xildhibaanada cusub oo maalintii 5-aad socota.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maalintii shanaad oo xiriir ah Magaalada Muqdisho ka wada bixinta shahaado siinta Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee...




















