Gudiga Doorashooyinka heer federaal oo goordhaw gaaray Kismaayo.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaa Muuse Geelle Yuusuf iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna Caasimadda KMG...
Garyaqaanka Guud ee Dowladda oo dalbaday in gebi ahaanba meesha laga saaro dacwadda Fahad...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Garyaqaanka guud ee dowladda ayaa Maxkamadda sare ka dalbaday inay gebi ahaanba diido dacwadda uu soo gudbiyay Qareenka Fahad Yaasiin ee ku saabsanaa...
Maxaa Xalay dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Gudoomiyaha KMG ah ee Aqalka Sare.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Kumeel gaarka ah Ee golaha aqalka sare soomaaliya Maxamed Cali Yuusuf gaagaab ayaa ka hadlay kulankii maanta ka dhacay Muqdisho.
Khubadii uu senetarada ujeediyey...
Guddiga ka shaqeeya Doorashada Guddonka Golaha Aqalka Sare oo la magacaabay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddomiyaha Ku meel gaarka ah ee Golaha Aqalka Sare Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) ayaa magaacabay Guddiga ka shaqeeya Doorashada Guddonka Golaha Aqalka Sare.
Xubnaha...
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo magacaabay guddiga ka kooban 10 xubnood
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka mudane Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad ayaa magacaabay guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka.
Guddiga ayaa ka kooban 10...
Wararkii ugu dambeeyey doorasho adag oo maanta ka dhacaysa Jowhar
JOWHAR-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadadii Murashaxnimo waxa uu gudoonsiiyay lix murashax oo mid ka mid ah ay tahay dumar oo ku tartamaya kursiga tirsigiisu...
Xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad oo maanta yeelanaya kulankii ugu horreeyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah kulankii ugu horreeyay ku yeelanaya Magaalada Caasimadda ah ee...
Madaxweynaha Jubaland oo taageeray go,aanka Guddiga Doorashooyinka FEIT
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga doorashooyinka heer Federaalka ee lagu dardar galinayo doorashooyinka deegaan doorashada labaad ee...
Rooble oo war kasoo saaray go’aankii Guddiga Doorashooyinka FEIT
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa lagu yiri "Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble isagoo tixgalinaya xaqa matalaadda dadka...
Kulanka ugu horreeya ay yeelanayaan Xildhibaannada labada Aqal oo la shaaciyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo khamiis ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xerada Afisyooni waxaa lagu soo geba-gaboobay Munaasabadda dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyada oo...



















