28.8 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay caqabadaha hortaagan dhameystirka doorashada

MUQDISHO-AYAAMAHA-beesSaaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka waxaa dhiirigelin u ah in tiro ka badan 91 boqolkiiba kuraasta Golaha Shacabka hadda la doortay. Waxaan aaminsannahay in...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka oo la kulmay Maamulka iyo Ciyaartooyda Kooxda Gaadiidka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Cali Gacal (Gabow) oo ay wehelinayaan Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda iyo Agaasimaha Arrimaha Bulshada...

31 Xildhibaan oo maanta qaadatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Golahaha Shacabka

Waxaa maalintii afraad qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 31 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Labada Gole BJFS. Hoos ka akhriso...

Sheekh Shariif oo garab istaagna u muujiyay RW Rooble, kadib digniintii NISA.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraalkan hoose waxaa qoray Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmad ahna Hogaamiyaha Midowga musharaxiinta. Waa ayaan darro aad uweyn in hey’adii loo igmadey...

18 Xildhibaan oo kasoo jeeda Puntland oonqaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Golaha Shacabka.

Waxaa Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 18 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee laga...

Maxay tahay khatarta ku gedaaman amniga Ra’iisul Wasaare Rooble?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay'adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya ee NISA ayaa digniin ay xalay soo saartay ku shaacisay shirqool ay sheegtay in Al-Shabaab ay dooneyso...

Maxay ka dhigan tahay digniinta NISA?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Korneyl Shariif Xuseen Roobow, oo ka faallooda arrimaha amniga horena uga tirsanaa hay'adda NISA ayaa BBC-da u sheegay in wax lala yaabo ay tahay...

Cumar Cabdirashiid oo soo bandhigay tallaabo cajiib ah kadib digniintii NISA.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo marar kala duwan soo noqdey ra'iisal wasaaraha dalka Soomaaliya, ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay uga hadlay digniin...

Taliye ku xigeenkii hore ee NISA oo banaanka soo dhigay qorshe halis ah oo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaaa sheegay in Villa Somalia waddo abaabul lagu tashkiilinayo...

Rooble oo kulan deg deg ah beesha caalamka kula leh Afisyooni

MUQDISH-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan deg deg ah haatan teendhada Afisyooni ee degmada Xamar Jajab kula leh qaar kamid ah wakiilada...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan