24.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

DEG DEG:- Guddiga doorashooyinka oo shaaciyey in 16-ka kursi ee Gedo laga wareejiyey Garbahaarey.

KISMAAYO-AYAAMAHA-War-saxaafadeed kasoo saaray Guddiga doorashooyinka ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga uu arkay in Magaalada Garbahaareey ay  ka jiraan caqabado amni oo ku hor...

Wararkii ugu dambeeyey Xafladda dhaarinta iyo Xildibaano kusii qul qulaya Afisiyooni.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa socda diyaar garowga munaasabada xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka 11aad lagu dhaarinayo inkastoo dib udhac dhinaca wakhtiga ah uu yimid. Waxaa la filayaa in...

Cali guudlaawe oo ku dhawaaqay go’aan culus oo ka dhan ah Guddiga Doorashooyink.

JOWHAR-AYAAMAHA-Dowladda Hirshabeelle waxay aad uga xuntahay hakinta sharci darrada ah ee lagu sameeyay Kursiga HOP086 oo deegaan doorashadiisu tahay Dowladda Hirshabeelle. Dowladda Hirshabeelle waxay cadeeyneysaa...

Garyaqaanka Guud oo Dalab cusub u diray Maxkamadda Sare

MUQDISHO-AYAAMAHA-Garyaqaanka Guud ee Dowladda Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa jawaab iyo dalab codsi ah u diray maanta Guddoomiyaha Maxkamadda Sare. Qoraalka ayaa ku saabsanaa jawaabta...

Xildhibaanada berri la dhaarin doono oo farrin cusub loo diray

Qoraalkan waxaa loo diray xildhibanada cusub ee Golaha Shacabka oo berri la dhaarin doono. Hoos ka akhriso. Xildhibaano Ramadaan Kariim Beri hadii ilaahay yiraahdo xildhibaanka oo wata...

Soomaaliya & itoobiya oo ka wada hadlay badqabka iyo amniga Diyaaradaha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya xilgaarsiinta Duraan Axmed Faarax ayaa shir Guddoomiyay kulan ay yeesheen Hay’adaha Duulista Rayidkaa ee Soomaaliya iyo...

Heshiis hordhac ah oo laga gaaray Kuraastii KG Ee xildhibaanada la hakiyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada heer federaal Soomaaliya ayaa xubno ka socday waxay saacadihii lasoo dhaafay kulamo la lahaayeen mas’uuliyiinta maamulka gobolka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kulamadaan waxaa qeyb...

Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal oo weli ka socota Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii 11aad Magaalada Muqdisho waxaa ay ka wadaan Shahaado siinta   Xildhibaannada dooran ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah...

Jubbaland oo Wakiilka QM oo kala hadashay 16 kursi ee Gobolka Gedo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxwayne ku-xigeenka Koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa shir ku qabsoomay habka fogaan aragga la yeeshay ergayga gaarka ah ee xoghayaha...
Aargada kismaayo

Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay magaalada Kismaayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo ka dhacay xaafadda Farjano, gaar ahaan laanta Siinaay ee magaalada Kismaayo, weerarkan waxa uu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan