25.4 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Saciid Deni oo caawa ku dhawaaqay inuu yahay Musharax Madaxweynaha Somalia

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Qoraal...

Shir looga hadlayay xakamaynta hubka iyo rasaasta oo lagu qabtay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, shirkaas oo uu soo agaasimay Xafiiska Amniga Qaranka ee...

Maraykanka oo soo saaray farriin ku socota Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Hirshabeelle.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Goordhow ayaa Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya waxay soo saartay farriin ku socota Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo Axmed Maxamed...

XASAASI:- Dhaq dhaqaaqyo ka dhan ah Farmaajo & saaxiibadiisa siyaasada oo Muqdisho ka socoto.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guux ayaa ka jira Magaalada Muqdisho iyo qorshooyin ka dhan ah Madaxweyne  Farmaajo waxaana socdo dhaq dhaqaaq ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo & saaxiibadiisa...

Maxay yihiin sababaha keenay in ciidamada Ruushka ay qabsan waayeen caasimadda Ukraine?

MUQDISHO-AYAAMAHAJanaraaladan ayaa sidoo kale sharraxaad ka bixiyay sababaha ay u aaminsan yihiin in caasimadda ay muhiim ugu tahay ka hortagga ciidamada Ruushka. Kiev ayaa noqotay...

Maxaa kajira in dowlada Soomaaliya ay  Shiinaha u diiday in saldhig Militari ay ka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciiddanka Maraykanka ee Afrika Gen. Stephen Townsend ayaa sheegay in ay dowladda Soomaaliya ay u xaqiijisay in aysan oggolaandoonin in China ay saldhig...

Ukraine oo looga adkaaday dagaalka kuna baaqday wadahadal nabadeed oo degdeg ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa maanta ku baaqay wadahadal nabadeed oo macno leh oo si degdeg ah loola yeesho Moscow. Waxa uu sheegay in ay...

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Maaliyada oo shirar uga qeyb galaya dalka Mareykanka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku sugan magaalada Washington D.C ee Caasimadda dalka Mareykanka halkaasi oo shirar heer...

Maxaad ka ogtahay tirada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee weli dhiman?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa noqday maamuladii ugu horreyay ee soo dhameystira doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana horay loo dhameystiray xildhibaanada gobolada...

Xagee lagu qaban doonaa doorashada ay shaaciyeen Guddiga doorashada Jubaland?

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay magacyada Guddiga xulista Ergooyinka kuraasta #HOP124 iyo #HOP029. Doorashada ayaa sida qorshunyahay ka dhici doonta Magaalada Ceelwaaq ee isla Gobolka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan