Ruushka oo digniin Culus u diray Mareykanka
MUQDISHU-AYAAMAHA-Russia ayaa Khamiista maanta ah uga digtay Mareykanka inay Moscow ay halka uu mudan yahay dhigi doonto dalka ah quwadda koowaad ee adduunka, ayada...
Wafdi Ka Socday Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Gaaray Magaalada Garoowe
GAROOWE-AYAAMAHA-Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ahna Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi ka socday Guddiga doorashooyinka heer Federaal, kuwaasi oo soo...
Ergayga Cusub ee Chine U Qaabilsan Geeska Afrika oo La Kulmay Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo khamiis ah qaabbilay Ergayga gaarka ah ee dowladda Shiinaha u qaabbilsan geeska Afrika...
Wax ka ogow afarta janan ee Ruushka “looga dilay” dagaalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in ciidamadiisa ay dagaal ku dileen jenaraal kale oo Ruush ah. Ma uusan sheegin magaca jananka, hase yeeshee...
Qoor Qoor oo dardaaran adag siiyey Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug uga digay arrimo….
MUQDISHO-AYAAMAHA-Munsabad xalay ka dhacday magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobalka Mudug oo ay dhigteen maamulka Galmudug iyo Xildhibaanada cusub ee dhawaan la doortay ayaa waxaa...
Mareykanka oo xayiraado hor leh ku soo rogay Madaxda Soomaaliya kadib dib u dhaca...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ka dib markii dowladda Soomaaliya iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada ay ku guuldareysateen dhameystirka doorashada aqalka hoose oo ku ekayd 15-ka Maarso, Mareykanka...
Safaaradda Mareyanka ee Muqdisho oo war kasoo saartay jadwalkii ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradda Mareyanka ee Muqdisho ayaa boggeeda Twitter-ka ku sheegaty inay taageertay jadwalkii ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee ku saabsan dhameystirka Xildhibaannada...
Muxuu yahay go’aanka Midowga Musharraxiinta ee Jadwalka Guddiga doorashooyinka ay soo saareen?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharraxiinta ayaa soo dhowaynayay jadwalka dhammaystirka doorashooyinka 2020/22 ee ay soo saareen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT).
Goluhu wuxuu caddayay in kaalinta Dawlad...
Dad gaajo iyo harraad ugu geeriyoodey Ceel Waaq
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaalad abaar oo ka jirta deegaanka Ceelwaaq iyo deegaanada ku hareereysan ee gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya, ayaa saameeyey dadka iyo duunyadaba.
Illaa iyo shan...
Wada Hadalada Ruushka Iyo Ukraine Oo Meel Wanaagsan Maraya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in wada hadalada ay la leeyihiin Ruushka ay haatan u muuqdaan kuwo macquul ah, oo yeelanaya natiijo mira...