26.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

XOG:- Khilaaf markale soo kala dhex-galay Madaxweynaha Hir-Shsbeelle & kuxigeenkiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoonaan karo ayaa shaagaya in markale Khilaaf weyn soo kala dhexgalay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo kuxigeenkiisa Yuusuf Axmed...

Golaha Wasiirada Rooble oo hal arrin ku guuldareestay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wasiirada Ra’iisul Wasaare Rooble waxay noqdeen Wasiiradii u horreeyay ee xilliga kala guurka maareyn waayay kuna guuldareystay inay kuraas Xildhibaan ka soo helaan...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay duqeyn uu Mareykanka la eegtay Saldhig ay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay la beegsadeen saldhig kooxda Al-Shabaab ay ku leedahay Tuulo lagu magacaabo Hareeri-gubadle oo qiyaastii...

Xildhibaan Qoone oo hal sabab darteed isaga haray tartanka doorashada Xildhinbaanimo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahin Qoone oo ka mid ahaa Mudanayaasha Baarlamaankii 10-aad es dalka Soomaaliya oo maalmahii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Baledweyne oo...

Maxaa ka jira in Garbahaareey laga wareejiyey doorashada golaha shacabka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka SIET Ee Jubbaland ayaa warar aan helnay waxay sheegayaan in ay shaacin doonana saacadaha soo socda Jadwalka Doorasho kuraasta taalla garbahaareey. Macluumaad...

Sheekh Shariif oo ka hadlay geeridii ku timid Xildhibaan Maxamed Muxumed Kuulow

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa ka hadlay geeridii ku timid Xildhibaan Maxamed Muxumed Kuulow oo ahaa...

Yaa ka dambeeyey in Wasiir Alcadaala uu u tanaasulay Xildhibaan Odowaa?

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Wasiir ku xigeenka warfaafinta xukuumada federalka Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Alcadaala ayaa ka tanaasulay u tartamida kursiga #HOP069 isagoo sheegay inuu u tanaasulay C/raxmaan Odowaa...

Hirshabeelle oo shaacisay jadwalka qabashada doorashada Afar Kursi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudiga doorashada Hirshabeelle SEIT aya shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne. Kuraaastaan ayaa horay loo shaaciyay laakiin...

Maxay kawada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo safiirka Mareykanka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo ay ka wada hadleen...

Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in ay dhameystirayaan doorashada Golaha Shacabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda oo ka qabsoomay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha ayaa ugu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan