Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo Qabanaya Doorashada Kuraas Cusub.
BAYDHABO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashada SEIT ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay qabashada doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, kuwaasi oo deegaan doorashadoodu tahay...
Lix kamid ah doorashada kuraasta Golaha shacabka oo lagu qabanayo Kismaayo
KISMAAYO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Kismaayo maanta lagu dooranayaa lix kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo.
Lixdan kursi ayaa waxaa...
XOG:- Diyaarad hub sida oo ka degtay Magaalada Dhuusamareeb.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in diyaarad hub sida ay ka degtay magaalada Dhuuso mareeb waxaana la sheegay in murashax xildhibaan Saadaq...
Akhriso: Magacyadda Shanta xildhibaan ee maanta lagu doortay Garowe
GAROOWE-AYAAMAHA-Shan kursi oo kamid ah Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta lagu doortay Caasimadda maamulka Garoowe.
Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Puntland, ayaa...
Halista Al-Shabaab oo sii korortay 12kii bilood ee la soo dhaafay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha talista ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), Jeneraal Stephen Townsend ayaa sheegay in halista dhinaca amniga ee qaaradda Africa ay sii kordheyso.
Jeneraal Townsend ayaa...
SOMA oo cambaareysay weerar ciidamo ku qaadeen xarunta Idaacadda Hiiraanweyn
MUQDISHO-AYAAMAHA-Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa cambaareysay weerar ciidamo la sheegay inay ka Amar qaataan Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ay...
Kenya oo markii ugu horreysay ka hadashay aqoonsiga Somaliland.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Raychelle Omamo ayaa sheegtay in Kenya ay Somaliland ula dhaqmeyso sida qeyb ka tirsan federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay in Somaliland...
Puntland oo maanta ka dhaceysa doorashadii ugu horreysay ee Golaha Shacabka
GAROWE-AYAAMAHA-Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland waxaa maanta lagu wadaa inay ka bilaabato doorashada kuraasta ugu horreeysa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda...
Xasaasi:- Mahdi Guuleed oo ka baxay garabka Farmaajo, kuna biiray dhanka RW Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed oo ka jawaabayey shir jaraa'id oo maanta ay qabteen Guddoomiyaha Baaralmaanka Aqalka Sare Cabdi Xaashi, Prof. Cismaaciil Samatar iyo...
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay xilal cusub.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 21ka January 2022 kuna magacaabid Wasiir, iyo Wasiir ku-xigeen...




















