Khasaaro ka dhashay shil qabsaday dhallinyaro u socotay Xaflad Qalin-Jebin.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka Magaalada Wajaale ee Gobolka Gebilay ee Somaliland, waxaana...
Suuqa weyn ee Bakaaraha oo saakay u xiran kooxda Daacish
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxaa saakay xiran qeybo kamid ah ganacsiyada Suuqa ugu weeyn Soomaaliya ee loo yaqaan Suuqa Bakaaraha, Waxaana sida lashegay loo xiray kadib cadaadis Xoogan...
Hirshabeelle oo qorsheysay qabashada doorashada Lix Kursi
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Hirshabeelle ayaa Maanta oo Talaado ah shaaciyay Qabashada Doorashada Lix kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee...
Guddiga Doorashada Galmudug Oo Qabanaya Doorashada Afar Kursi
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee galmudug ayaa shaaciyay Qabashada Doorashada 4 kursi, kuwaasi oo dhawaan magaalada Dhuusamareeb lagu dooran doono.
Warqad kasoo baxday Guddiga ayaa...
Mahdi Guuleed saaxiibkiis oo guuldaro culus maanta la kulmay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doodo culus ayaa ka dhashay habka loo fasiran karo kuraasta golaha shacabka iyadoo fal celinta ugu badan ay tahay in lagu micneeyey in doorashada...
Akhriso Magacyadda Xildhibaanadii maanta lagu doortay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta waxaa ay Xarunta dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ku qabteen doorashada Sagaal...
XASAASI:- Nabad & Nolol oo looga adkaaday Magaalada Muqdisho
MUQDOSHO-AYAAMAHA-Doorashada kuraasta Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacaday magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo.
Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, waxa ka socda doorashada 12 kursi oo...
Wasiir Beyle oo xaqiijiyey in dagaal lala galay ku waayey Kursigiisii Xildhibaanimo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa waxa uu ka hadlay maanta saxaafada mar uu la hadlay arimo dhowr ah oo qaarkood...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta Muqdisho lagu qabanayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qaban doonaa doorashada seddex kursi, oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo matali doona Gobolada Waqooyi.
Doorashada...
Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay tartanka afar kursi xilli doorashada walaac weyn laga muujinayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa soo saaray jadwalka doorashada afar kursi oo aqalka hoose ah, sida lagu sheegay warsaxaafadeed guddiga uu...




















